Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh Halkan waxaad ku arkaysaa dhowr maahmaah oo caalami ah oo kala duwan, wadamo badan ayaa laga adeegsadaa maahmaahyadan. Waa maahmaahyo xul ah, af ingiriis af faransiis af hindi af jabaan af shiinees af carabi af holandees af bolandees af jarmal iyo afaf kale badan. waxaa loo tarjumay […]

Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban

Waxatarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban

Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban Geedka baytaraafka ama baarbiyaatarka oo afka carabiga loo yaqaano الشمندر  ama  الشوندر  ama البنجر   ama  الباربة  ama  السلق afka ingiriiskana loo   yaqaano Beta vulgaris ama beet wuxuu ka mid yahay qudaarta aadka ugu fiican caafimaadka waxaa laga helaa faa’idooyin badan aan lasoo koobi karin. Wuxuu leeyahay Vitamin B iyo […]

Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali

Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali hadda

Fursad shaqo dalka Qatar halkaan iska diiwaan gali Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha islaamka ee dalka Qatar ayaa usoo bandhigtay dadka  shaqo imaamnimo ama khadiibnimo iyo mu’ddinimo iyo qofka dadka ku daaweeya ruqyada, dalka qadar wuxuu ka mid yahay dalalka hantida leh. أهم الشروط التي يجب أن تتوفر في المتقدم للوظيفة : 1- أن يكون مسلما […]

Dugsiga Quraanka siduu ahaa iyo hadda siduu noqday

Dugsiga Quraanka siduu ahaa iyo hadda siduu noqday

  Dugsiga Quraanka siduu ahaa iyo hadda siduu noqday   Qof kasta soomaali ah wuxuu yaqaanaa sida ay ahaayeen macallimiinta quraanka. waa taariikh lawada og yahay kaalinta weyn ay ka qaateen macallimiinta hore. Quraanka siday u bari jireen kutaabta ama ardayda iyo hadda sidey isu baddashay sheekada. Quraanka marka looxa laga xafidayo ayuu yahay mid […]

Sababaha janada lagu galo oo kooban

Sababaha janada lagu galo oo kooban

Sababaha janada lagu galo oo kooban Marka hore waxaad ogaataa Jannada dhab ahaan in lagu galo naxariista Alle. Camalka waa sabab kaliya, ee ha u malaynin camalaaga inuu jannada ku geynayo. Ilaahay SW ayaa ku waanfujinaya camalka suubaan oo jannada lagu gali karo. Markaas khaatumada ayaa laguu toosinayaa markaas ayaad galaysaa janada. Halkaan ayaan kugu […]

Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo

Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo

Sedex malyan xasano sida quraanka looga helo Sida la og yahay kitaabka quraanka waa kitaabka ugu dambeeyay Alle SW soo dejiyo. Quraanka wuxuu wataa wax badan oo faa’ido aan lasoo koobi karin. Asoo ah kitaab shareeco xambaarsan hadana waa kitaab cibaado  oo daawo laga helo. Qofka markuu ku dadaalo wax badan ayuu garaa. Ma ogtahay […]

Imisa nabi ayaa carab ahaa

Imisa nabi ayaa carab ahaa

imisa nabi ayaa carab ahaa Waxaa lays weydiyaa meeqa nabi ayaa carab ahaa ? Nabiyada carabta ahaa quraanka waa lagu sheegay sida aayadahan ku cad: Alle wuxuu soo diray rusub badan wuxuu u waxyooday nabiyaal badan, tiradooda dhabta ah Alle kaliya ayaa og qaar quraanka ayaa lagu sheegay qaarna laguma sheegin sida Alle yiri:  وَلَقَدْ […]