Riyada ayeeyo dhimatay oo la socota aabe iyo awoowe

Riyada ayeeyo dhimatay oo la socota aabe iyo awoowe Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday ayayday oo dhimatay sanado kahor oo lasocota awawgay iyo aabahay oo nool iyaga oo suuqa maraya waxay galeen bakhaar suuqa ku yaala marka aniga iyo eedaday ayaa aragnay markaas ayay eedo ku ri qof ukeen caano geel ayeeyo markaas ayaan […]
Waxaan ku riyooday anoo dhiig baxayo oo ninkayga gamcmaha iga haayo

Waxaan ku riyooday anoo dhiig baxayo oo ninkayga gamcmaha iga haayo Riyada: Asc sheikh waxan rabaa inaa riyo ii fasirto waxan ahay marwo wali ubad ah dhalin waxaana kuriyody anoo dhiig baxayo oo ninkayga gacmaha ihaayo maxay noqon kartaana Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa Ilaahay inuu kuu fududeyn doono dhalmada. Waa riyo tilmaamayso isbadal weyn waxaana […]
Waxaan ku riyooday 2 mar anoo lay dhahaayo Shayaadin ayay qabtaa

Waxaan ku riyooday 2 mar anoo lay dhahaayo Shayaadin ayay qabtaa Riyada: Waxan ku riyoday 2mar ano ley dhahayo shayadin aye qabtaa marki hore kaliya dhulka jifay oo ina ooynaye u muqatay lkn marka labad nin Aya waxa u shidnaa ayado sixir io jiman ka lagu aqriyo ninka asaga wu isku kadudsana ani marka so […]
Riyada urka badan oo kasoo baxaya timaha madaxa gabadha

Riyada urka badan oo kasoo baxaya timaha madaxa gabadha Riyada: Waxaad ii fasirtaa gabar wali aan l guursanin haday riyo ku aragto madaxeeda oo ad suoo uraya xaafada oo dhan ayaa laga urinayaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay qabsan doonto fadeexo weyn oo xaafada oo dhan gaarayso. Waa fadeexad oo burburin karta sumcadda ay […]
Waxaan ku riyooday anigo kuwa saxiriin labo nin ah Ii imanaya

Waxaan ku riyooday anigo kuwa saxiriin labo nin ah Ii imanaya Riyada: Sheikh waxaa ku riyooday anigo kuwa saxiriin labo nin ah Ii imanaya kadib waa ladagalama kadib mid kamida suulka kaqaniina markas aa kii kale gacanta tinta iga galiye kadib cidiyihisa aa tint yar usoo racee markas kii kale aa suulka kaqaniinay aa woxoo […]
Riyada naasaha gabadha laga jarayo

Riyada naasaha gabadha laga jarayo Riyada: Gabar aan la qabin haday riyo ku aragto iyadoo naasaha laga gooynayo naasaha oo aad u waaweyn ibtooday soo taagan tahay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad xun inay gali doonto gabadha hadday aragto iyadoo naasaha laga gooynayo, waxaa laga yaabaa inay gasho dhibaato weyn oo la xiriirta dhaqaalaha. […]
Riyada qofka asoo ku dhexjiro dad is dagaalaya

Riyada qofka asoo ku dhexjiro dad is dagaalaya Riyada: Sheikh waxan kuriyoda walipa 2 haben isku xigta kuriyooday anigoo dagaal kudhexjira yacni dad is dagaloo kujira2 hbn igu so noqotyy plz isoo fazir taaa🙏 Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato aad dhex gali doontid waxaana sabab u noqonayo dad adiga kuu dhow oo aad wax […]
