Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo

Waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo Riyada: Sheikh marwo ayaan ahay waxan ku riyoodey anigoo bistolad heesto ninkeyga xoog isaga furaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal ninkaaga aad la gali doonto waxyna u eg tahay adiga inaad ku xadgudbayso, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso wixii dhib gurigaaga ku […]
Riyada dayaxa oo iftiimaya oo falaar ku taagan

Riyada dayaxa oo iftiimaya oo falaar ku taagan Riyada: Asc Sheikh waxaan kuriyooday Dayaxa (bisha) oo full 🌕 ah oo iftiimeyso kabacdi wuxuu saan ugu soo tagnaa filaar wuxuuna usoo jeeday hoos inuu soo dhici rabo camal anigana waxaan ku dhahay familka soo orda guriga galayna yuu noo kasoo dhicin filaarta Sheikh isoo fasir Fasirka: […]
Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro

Riyada naag iyo nin qolka iskula jiro Riyada: Jacelke hore oo kalatakne aya kuriyode ani iyo asiga bashaleno gol kuwada jirno marka sodamesane oo bixi rawo aya hoyo albabka sogaracde asiga wagari ayada albabka kafure sas aya ugubixi albabka. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir cusub ama inaad is arki doontaan adiga iyo wiilkaas. Laakin arrintaas […]
Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo

Waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo Riyada: Asc waxan ku riyoday tin dheer afka kaso jiidaayo shekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hadal been oo dadka dhibanayo inaad ku hadli doonto. Waa hadal qalbiga jabinaya oo aad ku hadli doonto. Iska ilaali inaad ku hadasho hadal xun Halkan ka daawo fasirka riyada timaha […]
Waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa

Waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa Riyada: Sheikh waxaan ku riyoody xalay anoo dagaal kujiro gabar baana la dagaalayaa oo walaalkay bay dishy aan leeyahay maxay noqon kartaa. Fasirka: Waa naag cadow kugu ah oo aan ku rabin waxaa laga yaabaa inaad isla dooddaan Waliba waxay rabtaa ninkaaga inay xiriir […]
Riyo iyadoo qassab laygu kufsan rabo

Riyo iyadoo qassab laygu kufsan rabo Riyada: Waxan ku riyoodaa iyadoo rag badan raban inay qassab igu kufsadan anna aan ka ordayo xalkaan u ordaba iyagoo badan haddana ay i eryanayaan kolba markalena waxan ku riyoodaa iyadoo qassab nin rabo inuu igu guursado ogolaansho la’aantayda oo uu qassab igu guursanayo oon anna diidanahy ma garanayo […]
Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo

Waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo guriga ka shaqaynaya oo dhar meedhayna aniga iyo hooyo hablo aan wllo nahay waxa na soo weeraray niman waan iska celinay diyarad yar oo ay nagu soo dhex tuuren iyo mindiyo iyo dhagaxan ay nagu […]
