Riyada moobeylka oo lagaa dafayo

Riyada moobeylka oo lagaa dafayo Fasirka: Sheikh waxan ku riyooday meel dad badan jogaan in Gabar Yar mobilkeyga Iga amaahaneyso kadibna wa la carareysaa qaab xatooyo ah wan bursanaa wada toos ah wan bursanaa ilaa an gari waayo, kadib aad u murugonaa waliba wan oynaa, wa maxay xatooyada oo an qofka arkayo..? wana Gabar lakin […]
Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo

Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo Riyada: Waxan ku riyoodey duufaanta laalabaneyso anigoo ka ordaayo laakin dad ku dhibaateyse Fasirka: Riyada duufaanta xogga badan waxay tilmaamaysaa dhibaato weyn inay ka dhici doonto meesha aad joogto Waxayna u eg tahay adiga inaad ka badbaadayso dhibaatadaas, riyada waxay noqon kartaa arrin weyn in lagaaga digayo. […]
Riyada macalin anoo ah iyo meel biyo ku jiro lagu dabaalanayo

Riyada macalin anoo ah iyo meel biyo ku jiro lagu dabaalanayo Riyada Riyada 1aad Sc sheekh waxaan ku riyooday anoo ah macalimad school aan dhigi jiray waan ka maqnaa maalmo markaan imi waaxaan soo qaatay liinmacaan iyo nacnac waxaan ugu imi class macalimad leh maxaa lacag la,aan ka dhigay meesha school lama ogola in lagu […]
Riyada guriga habo aan tagayo maxay tahay

Riyada guriga habo aan tagayo maxay tahay Riyada: Sc sheekh ii fasir riyodan Waxaan u tagay habo gurigeeda oon leeyahay way ka soo guurtay gurigeedi hore habo ayaan salaamay waxay igu tidhi guri duug ah weeye se waa balaadhan yahay gurigu waan soo dawaday guri qolol kiisu ay waawayn yihiin se aan cusbayn qolka hurdada […]
Riyada anagoo safar wada galayno oo familka ila socda

Riyada anagoo safar wada galayno oo familka ila socda Riyada: Sc sheekh wxn ku riyooday jmcada ayaan dhigtaa anaga oo safar u baxayna hadan iyadoo safr jmacadeed yahy family ga ila socday aniga keligy bus bn raacaynay wx la idhi inamdu ha hor koraan wey Korean kadibna laba walaalahy ah laga tegya wana ku qeyliyay […]
Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota

Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota Riyada: Asc wll!! Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota waxan ahay gabar guur soo martay walaal i fasir riyada?? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil aad kala kulmi doonto guriga waxaa dhici karta dad adiga ku dhibayo inay jiraan oo aan wanaag kula rabin Waxaa lagaaga baahan yahay inaad taxdar […]
Riyada ninkayga oo dabada iiga galmoonaya kaddib dhiig iga imaanaya

Riyada ninkayga oo dabada iiga galmoonaya kaddib dhiig iga imaanaya Riyada: Sheikh waxan kuriyoody xalay ninkayga oo dabada iiga galmonaya inaty ku adkaty galinta xubintiisa taranka dhiiga ayaa yimaday xanuun daran ayaan ka dareemay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu kaa dalban doono arrin qaldan ama wuxuu kugu samaynayaa wax aadan raalli ka ahayn oo […]
