Riyada qofka oo isku xaarayo asoo dharkii wata

Riyada qofka oo isku xaarayo asoo dharkii wata Riyada: Asc shehk ifasir riyyo oo isku xaaro oo wiliba ano dharka iixiranyahay oo wiliba walalkay iijedo oo igu dholcadeynayey anna in aan haga dambe gacan teyda an ku qabsadey musqusha la cararay kadibna hurdada kattoosey….shehkow bal ii sharrax waan ka yaabe….. jzkh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Riyada guurka oo soo noqnoqota

Riyada guurka oo soo noqnoqota Fasirka: Asc ustaad riyadeeda waxee tahay ani kuma riyoon lkn dad badan iiku riyooda anoo guursanyo midkamid eh wax udheer isla riyada ineeku aragtay anoo foolanaayo Fasirka: Riyada guurka marka ay soo noqnoqoto waxaa lagu fasiraa guur dhab ah. Guud ahaan riyada soo noqonoqota run ayay noqonaysaa. Inshaa Allaah waad […]
Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan

Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayaan Riyada: Riyada caanaha geela oo dhulka ku daadanayo , haday gabar ku riyooto iyadoo ceeno geel suuqa kasoo iibsatay oo ay dhulka ugu daateen Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khasaaro daran, gabadha wax muddo badan ay samaynaysay ayaa ka burburayo. Waxaa laga yaabaa inay yihiin arrimo la xiriiro […]
Riyada malaxda lugta oo bukan laga miirayo waxaana la socda dhiig

Riyada malaxda lugta oo bukan laga miirayo waxaana la socda dhiig Riyada: Riyada malaxda lugta oo bukan laga miirayo waxaana la socda dhiig meeshana waa dhaawaca faldan maxaa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu ka badbaadiyo dhib haystay, waxaa kaloo uu ka baxayaa dambi ka yimid lacag xaaran ah Riyada malaxda dhiiga […]
Ninkeyga wuu ka helaa inuu igu jeesjeeso maxaa talo ah

Ninkeyga wuu ka helaa inuu igu jeesjeeso maxaa talo ah Su’aasha: Sheikh marwo ayaan ahay waxaan ku rakya ninkayga mar walbo inuu igu jeesjeesayo siiba marka ay joogaan qaraabiisa walaalihiisa iyo dadka kale saaxiibayaashiisa maxaad igula talin laydeen idinkoo mahadsan. Jawaabta: Jeesjeeska waa xaaraan, diinta islmaamka way reebtay, aayad reebaysa ayaa kusoo aroortay Quraanka […]
Waxan ku riyoday anigo salad ku tukanayo xaramka ani io hooyadeey

Waxan ku riyoday anigo salad ku tukanayo xaramka ani io hooyadeey Riyada: Waxan ku riyoday anigo salad ku tukanayo xaramka ani io hooyadeey saladii wajibka markey dhamatay baan suno u istagay on tukaday salada waxa naga bixiyay baan leyahy sheik yasir aldosari imamka xaramka Isoobfasir sheikh riyadaas qeyr allah kusiiyo Fasirka: Waa riyo bishaaro wadato, […]
Riyada guriga laga lumayo iyo walaasha farjiga farta kaaga bigrajabinayso

Riyada guriga laga lumayo iyo walaasha farjiga farta kaaga bigrajabinayso Riyada: Asc Sheekh wxaan ku riyoodey riyooyin badan oo Cabsi leh ilaa 3 riyo ayaan kula wadaagayaa sheekh 1. Waxaan ku riyoodaa anigoo gurigayaga garan waaya markaan suuqa u baxo ee is dhaho kusoo noqo 2. Waxaan ku riyoodey wax culus oo dusha iga saaran […]
