Riyada xaaska oo mas gacanta ku haysato

Riyada xaaska oo mas gacanta ku haysato Riyada: Asc sheikhow wku salami Qeyr Allah ku siyo riyadan iso fasir waxan ku riyodey xaaskeyga oo mas gacanta ku wadato marka damcay ka qaad wuu diidey inu agteeda kaso tago kadip wan soo jiidey asna gacanti ayu ku dagey kadipna wu qanine. Maska noocisana wa mas dahabi […]
Riyada yaanyuurta madooban

Riyada yaanyuurta madooban Riyada Hoyadey wxy ku riyoote yanyur kursi ag taagan .aad bay u madobeet indhoo cabsi leh ayay laheed mrkaaas bay isku day de in ay nyanyurti buriso gcnt mrka soo tagte nyanyurti aya gcnt hooyo afka gashate lkm may qanin. Hooyo way qalise ila la maqlo si caadi ah.kadib soo kacde habeen […]
Riyada kufsiga gabar yar sideed jir ah

Riyada kufsiga gabar yar sideed jir ah Riyada: Waxan ku riyoday gawadheyda 8 sàno jir nin daris nhy sheikha ah I gufsate hoyaday ba diri bax bajaj rac aderkey o ayada awoowe u ah iska marki maqrib la garay ba hoyo dhahay away gawsdheyda inde dagde weydi ader kadib wala wacay wuxu dhahay ma arkin […]
Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo

Riyada banooni dabka sameysan qof lagu dhufanayo Riyada: Waxaa ku riyooday anigoo laygu dhufanaayo gubad dab ka sameysan waa dhoola cadeynayay waana socday gubadiina wey igu dhaceysay waana gubtay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dad dhib wata Waxaana laga yaabaa in aad isku dhacdaan qof aad ku kalsoonayd ama been in lagaa […]
Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya

Riyada nin naag bistoolad ku dhufan raba oo xabado ku ridaya Riyada: Asalama calaykum ustaada Waxanku riyooday Nin marka Aqoon Anan u lahayn oo cas dhuuban wan wada soconay qiyaasti wuu iga Yara leexday kadib cod sare intaaan qayliyey Ayaan dhahay ninkani habluhuu ka ganacsadaaa Wan qayliyey Aniga waxba iguma samayan waxna imu odhan lkn […]
Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo

Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo Riyada: Waxan ku riyoday anigo isku xaray walibo shuban jalo ah ika Fakaday suliga ku jiro markan gacanta ku masaxay cajarka waba shuban jalo ah sa.id ika socda xoga kadibna sariirdan imade hoyan u shegaya o an dhahaya shuban an I qabdo ani jifa dardiban u kacay o […]
Riyada nin fareynayo naagta deriska oo weyn

Riyada nin fareynayo naagta deriska oo weyn Riyada: Waxan rabaa inaad i fasirto riyada qofkii arko asoo naag deriska farjiga ka fareynayo waana naag weyn oo ilmo waaweyn leh iyadana aad bay ugu raaxaysanaysaa farta waxaana ka imaanaya biyaha shahwada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas naagta inuu wax u qaban doono oo ay ku farxi […]
