Riyada malayga weyn oo geel u eg guriga dhex yaalla

Riyada malayga weyn oo geel u eg guriga dhex yaalla Riyada: Asc waxaan ku riyooday anigo malay weyn guriga noo dhax yaalo oo geel caml ah on kaso jaranayno hilb kadib naso cersanyo oo gel u eg mark danbe Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin dhib badan oo lacag aad ka helayso Laakin waxaa laga yaabaa […]
Riyada akhrinta suuratu naas

Riyada akhrinta suuratu naas Riyada: Sheekh laba habeen oo isu dhaw waxaan ku riyooday anoo akhrinaya suuratu naas iisoo fasir sheekh Fairka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadayso dadka Waliba gaar haan dadka xunxun oo sharta badan sidoo kale Ilaahay wuxuu kaa celinayaa waswaaska dadka ay keenaan iyo midka shaydaan keeno Riyada akhriska quraanka […]
Riyada sajaayadaha badan maxay noqon

Riyada sajaayadaha badan maxay noqon Riyada: Waxan ku riyooday sajaayado aad ubadan qaar baabuur lasaaray qaarna gabadha ayaa siday qaarna dhulkay yaaleen iifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad la xiriirta ku dhaqanka diinta sidoo kale waa dadaal xagga cibaadada Waa riyo wanaagsan Halkan ka daawo riyada firaashka ama rooga The dream describes […]
Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj Riyada: Waxaan ku riyooday anagoo jameeco ah khuruuj ah tabliiq yacni oo shurro ufadhina talo iisoo fasi Sheekh waxaan ka ilaabay qoraal kauga hore ee jameecada ku saabsan wixii laga shuuraynayay wuxuu ahaa laba nin oo jameecada ka mida ayaa yidhi bari waan guursanaynaa yaan la guurin Ana […]
Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa

Biyaha galmada kaddib soo daato naagta uur ma ka qaadi kartaa Su’aasha: scw galmada xaajigayga kadib biyaha markuu igu shubo si dhaqsi ayey kusoo daataan way soo wada baxaan, tas malga yaaba inay keento inaan uur qaadin, biyasha shahwad shardi miyaan inay wada galaan. Jawaabta. Taas waa arrin dabiici ah, biyaha shahwada ninka oo […]
Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan

Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan Riyada: Waxaan ku riyooday habaryartay dhimatay oo hadda mudo mootan oo aaan isku ooyayno aaan raaali galinayo oo aaan leeyahy mar dambe ma dhacayso intaa inaanan ku arag iga raaali noqo oo aaan shuminayo ilin badana way iga socotay muuqaal ahaaan waxay ila ahayd inay is […]
Riyada dad qaawan lala jiifanayo

Riyada dad qaawan lala jiifanayo Riyada: Wxa ku riyoday ano la jiifa dad ajaniba oo badan labadyada xubnood ee taranka isma taaban lkn ayga oo qawan ban la jiifay wx shahwana igama iman Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo badan oo kuu qarsoonaa inaad dadka u muujin doonto Waxaana laga yaabaa fidno inaad ku dhacdo, iska […]
