Fasirka riyada xafladda arooska

Fasirka riyada xafladda arooska

Fasirka riyada xafladda arooska Su’aasha: Asc walal riyadaan maxa lagu fasiraa waxan arkay anigoo jooga goob aroos ama aan aroos qabno dadkii oo dhan cilaan aya u saaran aniga ima saarna kaliya hal gacan dusheeda aya dhibic dhibic yaroo cilan ah ii saran tahay lakin waxn dhahay maa cilaan fican lay saaro sida dadkan oo […]

Lacag ayaan qof ka qaatay sideen ugu celiyaa

Lacag ayaan qof ka qaatay sideen ugu celiyaa

Su’aasha: Asc Asc wallo waxan kaga bahanahay talo yar in aad isiiso madama talaada ay tahay mid diinii ah waxan ahay wiil dhalinyaro ah waxan lacag yar oo xaraam ah ka cunay wiil aan saxiibo nahay lacagta waxan raba inan u celiya balse sidaan ugu celiya aan ku dhaha lacagtas waan ka cunay ii caafii […]

Riyada shinbir madow iyo Faraanti

Riyada shinbir madow iyo Faraanti

Riyada shinbir madow iyo Faraanti Riyada: Asc wllo waxan kamid ahay asxaabta ku xiran website si joogta ah. Waxan arkay riyo aan fahmi wayay waxayna tahay Inan ku riiyoday Shimbir Madow oo Ku dhexjira farantii waxana doonayay inan farantiga kala baxo balse waan kala bixi wayay waxana shimbirta madow xariga ku xiratay naag oo dhahaysa […]

Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan

Fasirka riyada lacag badan iyo gaari qurux badan

Su’aasha: Waxan ku riiyooday anoo hantiilo noqday lacagta aam haystana ay gaaraysa 250M dollar gaari aad u qurxoona waan watay. Waxaana ila socotay xaaskeyga. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad noqonayso qof aad loo yaqaano. Magacaaga meel kaste ayuu gaarayaa sidoo kale wax badan ayaad la kulmi doontaa noloshaada aduunka ku saabsan arrintaasna adiga iyo xaaskaaga […]

Quruxda ma naaso waaweyn kaliyaa?

Quruxda ma naaso waaweyn kaliyaa?

Quruxda ma naaso waaweyn kaliyaa? Su’aasha: Asc sual ayan wataa walal ragga somalida waxay u jecelyihin gabdhaha cayilan ama naasaha iyo bari weyn leh ma quruxda ayey saas u fahmen ileen mar hadu naas weyn yahay laazim waa inuu dhacsan yahay ? aniga wa ihi qof cayilan gabdhaha body shape kooda meel dhexe yahay ayan […]

Is daahirinta dhiiga caadada oo sunnada waafaqsan

Is daahirinta dhiiga caadada oo sunnada waafaqsan

Su’aasha: Asalam alikum aad ayan idin kaga mahad celinayaa howsha aad umada u haysaan waxan rabaa inan idiin weydiiyo aniga iyo sxbadeey aya ku muran nay sida loga qubeysto ama lays kaga daahiriyo dhiiga caadada in uu qubeys caadi yahay iyo in kale marka walal wax naga shegi krtaa arintaas. Thanks Jawaabta: Wacalaykum Assalaam , […]

Fasirka riyada tusbaxa waa maxay

Fasirka riyada tusbaxa waa maxay

Fasirka riyada tusbaxa waa maxay Riyada: Aac walalo. Waxan riyo ku arkay anoo tusbaxii iga go’aya marka ay noqon karta riiyadas fasiirkeeda. F.G waxan maalin walbo sameya tasbiix aad u badan habeen iyo maalin ayan tasbiixsada lakiin niyada waxaaa iga taagan tusbaxa wata ayaa meel ka go’i raba waxana ka walwala in uu iga go’a […]