Riyada nin toorrey wata oo gabar kufsan raba

Su’aasha: Riyadan maxa lagu fasiri karaa gabar oo nin bursanayo iyadoo ooynayso wuxuuna ka rabaa inuu xoogo wuxuu wataa toorey iyadana cabsi daran ayaa haysa oo ay la jareynayso, qol ayay galaysaa markaas ayuu dharka oo dhan ka dhigayaa iyadoo qaawan ayay kasoo cararaysaa waxyna dareemaysaa culays daran lugaha ma qaadi karto, ninka tooreyda wato […]
Xanjada kacsiga dumarka waa maxay

Xanjada kacsiga dumarka waa maxay Su’aasha: Waxaan maqlay xanjo ayaa jirta oo kacsi daran u kenta gabdhaha aan kacsanin, waxan maqlay xanjadaas waxaa laga helaa farmashiyaha hadaba xanjadaas maxay tahay dumarka cuna dhib miyay u keenaysaa xaga caafimaadka ? ma sax baa inay daawo u tahay dumarka aan dareenka lahayn ama dumarka fircooniga u gudan […]
Dareenka badan ma xanuun baa?

Su’aasha: Ascw walal suaal ayan qabaa kacsiga badan ma xanun baa sababa? waxan ahay gabar 24 jir ah ah oo gudan hadana aad u kacsi badan darenkeyga aad ayu u badan yahay sidee ku dhacee qof u gudan firconi inuu kacsi is celin karin hadii aan arko ragga muqal ahan qurxan wan kacsanayaa waxan gaaray […]
Nin ayaa i kufsaday ilaa hada maskaxday kama baxo

Nin ayaa i kufsaday ilaa hada maskaxday kama baxo Su’aasha: anoo yar ayaa nin xumaan igu sameeyay 12 sano oo kale ayan jiray, ninka wuxuu igu dhihi jiray qof ha u shegin, alabtiisa ayuu dabada ii mar marin jiray markas ayu biyaha igu daadiya mudo ayuu sidaas igu waday ila marki dambe uu bilbay inuu […]
Ninkayga baraha bulshada falalkan buu ku sameeyaa

Su’aasha: Ninkayga wuxuu ku walan yahay baraha bulshada dumarka ayu kula shekeystaa bartaas, marka an ka reebo wuxuu igu yirahdaa adiga waxad tahay nag aan iso jidanin marka afar ayaa ii banaan iga daa dhibka, waxaan sameyo ayan garan la’ahay ninkan ma igu habon tahay inan lasii noolaado maxaad talo i sinaysan walalyaal mahadsanidin. Jawaabta: […]
Riyada naagta sixirka taqaana

Riyada naagta sixirka taqaana Su’aasha: Asc wllo Aad baad ugu mahadsan tahay sida aad bulshada ugu shaqeynaysa. Waxan ku riiyooday naag aan daris nahay oo aad u xun waxayna taqana Sixirka waana isku dhacsanahay family ahaan waxana ku riiyooday ayadoo Salan isooo tagaysa anigana aan ka cararaya inan salaama ayada ay gacanta iisoo tagaysa anigana […]
Fasirka riyada hanti layska xoogayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aniga oo gaadhi wata ila socdaanna wiil iyo inan kale oo aan aqaan oo iyagunna gaadhi gaara watay ahna laba isjecel, kadib waxa aan istaagay oo gaadhigaygii oo daaqaduhu u furan yihiin ayaan ka imi iyaga oo meel istaagay u imi waanan la sheekaystay, intii aan la sheekaysanayey ayaa waxa rag […]
