Waxan ku riiyooday Ninkeyga oo Masjidka Tafsiir ka aqrinaya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday Xalay Ninkeyga oo Masjidka Quraan Tafsiir ka aqrinaya marka Fasiirkeeda muxuu noqon kara? Fadlan hadad awooda sida ugu dhaqsiyaha badan igu soo jawab. Waad Mahadsan Tahay wallo. Jawaabta: Riyadaan waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu ku sugnaanayo diinta oona uu noqonayo qof daacad kuu ah oo Alle ka baqaya, hadduu wanaagsanaa […]
Qof kaa dhintay oo riyada kugula hadlaynin

Su’aasha: Salam alaikum waxan ku riyoonaa aabaheen oo dhintay in mudo ah dhaman qoys keena oo hooyo ay jirto nalama hadlo waliba waxan aragnaa markii qoys ka xoogaa murugo hayso. Jawaabta: Riyada aabaha dhintay oo qofka aan la hadlin labo macne ayay yeelan kartaa, haddii wejigiisa farxad ka muuqato marka uu aamusan yahay waxay tilmaamaysaa […]
Riyada la dhalay ilmo mataano ah

Su’aasha: Asc sheikhow Waxan ahay nin dhalin yaro ah riyadan maxa lagu fasiraa maamo aan qaraabo nahay ayaa iigu riyootay inan dhalay ilmo mataano ah. Jazaaka’allah Jawaabta: Guud ahaan waa bisharo, waxaad heli doontaa shaqo lacag fiican kaasoo galayso iyo nolol wanaagsan riyada mataanaha waa khayr badan qofka helayo
Ereybixinta saliidaha dhirta laysku daaweeyo

Ereybixinta saliidaha dhirta laysku daaweeyo Saliidaha dhirta waxay ka mid yihiin daawooyinka loo adeegsado cudaro badan oo dadka ku dhaca, saliidaha afka soomaaliga inta badan toos loogama helo waayo geedaha qaar soomaali kama baxaan, af igiriis ama af carabi ayaa laga helaa laakin waxaan isku daynay inaan ka raadino qaamuusyada af soomaaliga si aan ugu […]
Waxaan ku riyooday anoo kaadi badan iga socoto

Su’aasha: walal waxan ku riooyady anoo galay musqul meesha fadhiga ma ku farisanin waxan ku faristay meesha caadiga dhulka mutuleelaha markaas ayaan kaadinaya kaadida aad ayay u badnayn riyada kaadida badan maxay noqon kartaa. Jawaabta: Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad nafisayso haddii deyn lagugu leeyahay aad iska gudeyso, haddii aad xaas leedahay ubad badan inaad dhalyso […]
Riyada qof waalan oo mindi kugu qalaya

Su’aasha: Asc waxay noqon kartaa riyadan qof miskiin oo waalan ayaa I waydiistay biyo kadibna waan siiyey qof ila joogay aya i dhahay maxaa u siisay biyaha waa nin waalanee kadibna waxan ku dhahay maxaan sameeyaahee isaga i waydiistee kadib ninkii wuxuu iska keey dhigayaa inuu isoo celinaayo koobkii aan biyaha ku siiyey lkin mindi […]
Qofka ku riyooda asoo heysta dahab badan

Su’aasha: Asc walal salan qaaliya kugu salaamay riyadan ii fasir allaha qeyr ku siiyee waxan arkay anigoo heysta dahab aad u badan oo koombooyin igu jiran oo koombada xermi la’dahay. Jawaabta: Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad ku guulaysan doonto nolshaada, waliba si aan caadi ahayn, waxaa laga yaabaa inaad yeelan doonto mustaqbal weyn oo muhim kuu […]
