Riyada iibsashada kaarka taleefanka

Riyada iibsashada kaarka taleefanka

Riyada iibsashada kaarka taleefanka Su’aasha: waxaa kale on ku riyoday aniga oo kaarka telphona iibsanaayo sarif ayaa iso haray anigoon garanayn wax kale oon iibsado ayaan mid sxbkay ah ku airtime ama kaar ha lagu siiyo sarifka so haray. Jawaabta: Riyada kaarka iwm marka aad ku riyooto iyadoo ay lacag kugu jirto ama lacag lagu […]

Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo

Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo

Riyada jiirka ama dooliga oo la dilayo Su’aasha: waxan kale oon ku royoday dooli qeebta dambe ka noqday barelaaso oo yacni ka dhintay qeebta dambe madaxa ka nool qof ayaa saaray bir qooti dooliga si u isii dhamestiro. Jawaabta: Doolliga ama jiirka guud ahaan wuuxuu tilmaamayaa meel barwaaqo ah oo ay cunto badan taallo, qofkii […]

Riyada roobka dharka qooyay

Riyada roobka dharka qooyay

Riyada roobka dharka qooyay Su’aasha: Waxan ku riyoday in uu roob dayo ana an bananka joogo oo wan roobkii fanaanada iga qooyay oo wan fanaanadii iska siibay anigoo ka maroojinaayo ka qalajinayo biyahaas . Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa barwaaqo badan inaad la kulmi doonto biyaha roobka waa khayr badan marka ay yihiin kuwa aan dhib […]

Fasirka riyada diif badan oo sanka ka socdo

Fasirka riyada diif badan oo sanka ka socdo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday walaal anoo sankeyga diif badan ka socdo marka riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa Mahadsanid  Daruur. Jawaabta: Qofkii ku riyoodo asoo sankiisa diif ka socdo, wuxuu ka badbaadayaa murugta iyo walwalka haysta ama deynta lagu leeyahay ayuu gudayaa ama dad ayaa ka abaal marinaya wixii ay u qabteen waxaa kaloo lagu […]

Sidee looga qubeystaa Janaabada?

Sidee looga qubeystaa Janaabada?

Sidee looga qubeystaa Janaabada? Su’aasha: Asc walaal, waxaan rabaa hadaan riyo ku biyo baxo qubeyska ugu wanaagsan, ee sunnada rasuulkeena aan kaga dayan karo maxay tahay? Mahadsanidiin. Jawaabta: Qaabka sunada waafaqsan waa sidan soo socota: 1- wuxuu la imaanaya niyad. 2- calaacalihiisa ayuu dhaqayaa seddex jeer. 3- Xubintiisa ayuu dhaqayaa wuxuu adeegsanayaa gacantiisa bidixda kaddibna […]

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada

Daawada timaha u fican oo ka reebaysa daadashada Su’aasha: Asc walal wan ku salamay suasha manta an ku weydin rabo walal waxan lahaa timo dher Masha’alah lakin 4 sano ugu dambeeysay timaha si xoog ah ayey iiga daadanayaan wax walba wan ku dayey saliido qaali ah oo wanag leeygu sheegay iyo kuwo kale marka walal […]

Sugnaanta iyo isbadalka ee aragtida islaamka

Sugnaanta iyo isbadalka ee islaamka

Sugnaanta iyo isbadalka ee aragtida islaamka بسم الله الرحمن الرحيم   Magaca ilaahay barakadiisa ayaan ku bilaabaynaa Ilaahay isagaa mahad dhamaannteed iska leh .rusuulkana nabad iyo naxariisi korkiisa ha ahaato iyo dhamaan ehelkiisa iyo saxaabadiisa , ilaahayaw adigaa xumaan ka dheer , cilmi ma lihin waxii aad na bartay mooyee ,adigu waxaad tahay ka cilmiga […]