Riyo lug hiliba bac ku jirta

Riyo lug hiliba bac ku jirta

Riyo lug hiliba bac ku jirta Riyada: Asc sheikh hooyaday ayaa ku riyotay salaadi subah kadib markay tukatay ayay yar seexatay ayaa waxay ku riyotay iyado meel xaadhaysa ayaa waxa kaso baxay bac hilib ku jiro laba farod ayay ku qabatay ayay bacdi tuurtay Hadana waxa la tusay laba wasladod oo aqalka hortiisa yaala markasay […]

Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo

Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo

Riyada dhar dhiqista iyo riyada janada la galaayo Riyada: Riyada 1aad waxaa ku riyooday anigo qiyamaha taagan laygu dhahaayo janada gala malagu xisaabinaye kadibna janada dhaxdeeda koob caane ah ku cabaayo riyada 2aad waxaa ku riyooday aniga iyo 2ilmo dhalay dharka u dhaqaayo welina ma guursan Fasirka: Riyada koowaad iyo riyada labaad xiriir ayaa ka […]

Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah

Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah

Riyada dhiiga sanka oo xinjiro ah Riyada: Sheikh waxaan ku riyoodey anigo sanka uu iga imanayo dhiig xinjiro ah oo faraban aniguna an oynayo Fasirka Riyada waxay kaaga digaysaa in aad ka heli doonto lacag meel xaaraan ah Waliba waxay badan tahay nin inuu lacagtaas ku siinayo Waxaa laga yaabaa qalad weyn inaad gasho oo […]

Riyada gabar wiil ay la socon jirtay oo dhahaayo waad i khayaantay

Riyada gabar wiil ay la socon jirtay oo dhahaayo waad i khayaantay

Riyada gabar wiil ay la socon jirtay oo dhahaayo waad i khayaantay Riyada: Asc Sheikh waxa jira wiil aan shukansan jiray mudo afar sano ah wiilkii guur ayuu diyar u noqon wayay oo wuxu noqday qofan horu socod lahayn markaa 8 bilod ko hor ayan xidhiidhka u jaray oo an kala hadhnay marka wiilkii hada […]

Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso

Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso

Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo labisanaya oo isdiyarinaya  leh caawa arooskaygii weeji oo hooyo iyo hablo kale way is diyarinayan oon leeyahay ramadanta ka hor inan kale ayaad ugu ducaysay inay aqal gashe ma adaa alle ducadi ka dhigay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada, waxaa […]

Riyada walaasha oo fiirinayso farjiga walaasheeda

Riyada walaasha oo fiirinayso farjiga walaasheeda

Riyada walaasha oo fiirinayso farjiga walaasheeda Riyada: waxan ahay gabar doob nin ayan la socdaa waxay riyo ku arkay walashayda oo xaas ah farjigayga fiirinaya anigana lugaha ayaan kala furayaa waxaan sugaa inay ii sheegto bikaarada kadib way la yaabtay waxay shegtay inaan bikro ahay aniga waan sii fiirinayaa farjiga Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin […]

Riyada gabar nin la dagaalamayso oo wax ku dhufanayso

Riyada gabar nin la dagaalamayso oo wax ku dhufanayso

Riyada gabar nin la dagaalamayso oo wax ku dhufanayso Riyada: Waxaan ku riyooday ani iyo gabar yar isla socono iyo gbr kle oo wayn lkn socodka way iiga horesay kdib saa u soconay waxaa arkay nin aan aqoon waan ka cabsaday kdib jidka dhinicana gabadha yar jirtay maray si uu ninka ii taaban kdib ninkii […]