Riyada ala bariga maxay noqon kartaa

Riyada ala bariga maxay noqon kartaa Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday dhowr habeen oo isku xigxiga anoo ka shaqaynaya ala bari Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad fiican oo farxad leh Waxaa laga yaabaa inaad hesho wax aad raadinaysay Waa bishaaro Halkan ka daawo riyada arooska The dream points to a nice and […]
Riyada qalajista oo sariirta soo galayso

Riyada qalajista oo sariirta soo galayso Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo jiifa sariirtayda waxaa soogashay go ii aan huwanaa soo hoos gashay qalajis bahasha ku socota gidaarada guriga oo qanjidhada waawayn markaa nin ayaa igu yiri aan aan dilo markaas ayaan iri hadilin way nala dagantahay Sheekh isoo fasir. Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa […]
Riyada nin gabar wadada kasoo raacayo oo damcayo

Riyada nin gabar wadada kasoo raacayo oo damcayo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo lugaynaya meel waxa ila hadlay nin isug waan ku raacaya wuu igu soo orday ana waan ka soo cararay nin oday ah ayaa iga celiyayisaguna markuu gurigii I geeyay wuu idamcay gurigii ayaan kaga cararay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu […]
Riyada qofka oo awooda ka tagayso

Riyada qofka oo awooda ka tagayso Riyada: Sheikh waxaan ahay gabar waxaa ku riyoodey anigoo awoodi dhan leyga qaate qof aan ujeedin i hagaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof aan dantiisa garanaynin Waxaa laga yaabaa dad aad u malaynayso inay daacad kuu yihiin inay waqtiga kaa dhumin doonaan Waxaa lagaa rabaa inaad […]
Riyada naag la qabo kaadida ninkeeda ku qubeysanayso

Riyada naag la qabo kaadida ninkeeda ku qubeysanayso Riyada: SC waxan ahay gabar la qabo ilaa hada ilmo ma dhalin waxan ku riyooday qof i dhahayo hadii aad rabto inaad dhasho ilmo kaadida ninkaaga ku qubeyso riyada dhaxdeda ninkeyga weel intuu keenay ayu ku kadshay kaadida aad bay u badnayd mdaxa ayan ku shubtay kadib […]
Riyada abahay dhintey anoo video la duubi rabo

Riyada abahay dhintey anoo video la duubi rabo Riyada: Waxan ku riyoday abahay dhintey asago I imanayo xafada walibo an faraxsanahay kadibna aan dhahayo aabe video 📹 isla dubeyna qofna dalefanka u dhibay so la ii dubo abe isla socona muqal dubeyna abane waba ila qosla labdo I kishana ana wa farax sanahay abahay ma […]
Riyada dharka cusub naag deriska ii keenayso

Riyada dharka cusub naag deriska ii keenayso Riyada: Asc shiiq wa ku salamay waxa ku riyoooday islaaan daris nahay oo isiineyso fanaanadaha dhaxanta la gashto ane dhaha wa raba oo salaada subax ku tukan heyna mrka soo aada, Wana fanaaanad qurxoon oo jcleysty mxay noqon krta isoo fasir? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa naag fiican inaad […]
