Riyada nuurka kor u kacaya

Riyada nuurka kor u kacaya

Riyada nuurka kor u kacaya Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday anigoo kaligay meel jooga ayaa laygu yidhi wataa maki markaan meeshii eegay waxaan arkay nuur kor ukacay waxaan isku idhi naftayda waa maka nuurbaa ka kacay wax magaalo ah iimay muuqan cida ila hadashayna maan arkayn iisoo fasir sheekh   Fasirka: Waa riyo tilmaamayso arrin […]

Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo

Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo

Riyada ducada lagu duceysto oo qofka riyo ku arakayo Riyada: Sheekh waxaan taasaa marar badan angoo akhrinaya ducooyin kaab koob kooban oo markaan soojeeday aan ku ducaysanayay waxaa kamida الهم اتي أعوذ بك من جهد البلاء ودرك الشقاء وسوء القضاء وشماتة الأعدء sheekh miyaa la odhan karaa waa xadiisu nafsi mise waa raxmaani iisoo sheeg […]

Riyada gabar xubinta dumaashigeeda dhuuqayso

Riyada gabar xubinta dumaashigeeda dhuuqayso

Riyada gabar xubinta dumaashigeeda dhuuqayso Riyada: waxan ahay xaas la qabo waxan riyo ku arkay ninkayga walaakisa dumashigayga anoo xubintiisa taran dhuuqayo xubintiisa aad ayay dheereed Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inwax aad ka heli doonto Waxaa laga yaabaa in magaciisa wax aad ku hesho xubinta ninka waxaa lagu fasiraa magac inta badan markay xaaladdan […]

Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo

Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo

Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo Riyada: sc riyada injirta fara badan oo madaxa dhan wada galayso kadib marka la shanleeyo timaha si daran usoo daadanayso injirta waxaa la socda qandhacil ama ukmaha injirta oo badan Fasirka: Riyada injirta waxay tilmaamaysaa dad liito oo ku dhibayo, dadkaas adiga ayaa wax siiyo ama […]

Riyada ala bariga maxay noqon kartaa

Riyada ala bariga maxay noqon kartaa

Riyada ala bariga maxay noqon kartaa Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday dhowr habeen oo isku xigxiga anoo ka shaqaynaya ala bari Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad fiican oo farxad leh Waxaa laga yaabaa inaad hesho wax aad raadinaysay Waa bishaaro   Halkan ka daawo riyada arooska   The dream points to a nice and […]

Riyada qalajista oo sariirta soo galayso

Riyada qalajista oo sariirta soo galayso

Riyada qalajista oo sariirta soo galayso Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo jiifa sariirtayda waxaa soogashay go ii aan huwanaa soo hoos gashay qalajis bahasha ku socota gidaarada guriga oo qanjidhada waawayn markaa nin ayaa igu yiri aan aan dilo markaas ayaan iri hadilin way nala dagantahay Sheekh isoo fasir. Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa […]

Riyada nin gabar wadada kasoo raacayo oo damcayo

Riyada nin gabar wadada kasoo raacayo oo damcayo

Riyada nin gabar wadada kasoo raacayo oo damcayo Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo lugaynaya meel  waxa ila hadlay nin isug waan ku raacaya wuu igu soo orday ana waan ka soo  cararay nin oday ah ayaa iga celiyayisaguna markuu gurigii I geeyay wuu idamcay gurigii ayaan kaga cararay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu […]