Riyada cunida hilibka karsan

Riyada cunida hilibka karsan Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday aniga oo jooga meel alla bari ka jiro islaan ayaa haysay wiil yar ay gabar uhaysay markay ku daashay ayay idhiibtay markaa ayaan ka walwalay inuu igu kaajo waayo salaad ayaan sugayay cabaar kadin waxaa naloo keenay cunto markaas ayaan waxaan kala baxay lafta dhuuxa […]
Riyada dhimashada walaasha

Riyada dhimashada walaasha Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday walaashay dhimaneyso weyna nooshahay meydkeedana la waynaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha haddaan wali la guursanin in la guursanayo Dhimashada walaashada waxaa lagu fasiraa fogaanshaha ay ka fogaanayso qoyskeeda. Maxaayeelay naagta marka la guursado ninkeeda ayay raacaysaa. Haddii ay tahay qof la qabo riyada waxay tilmaamaysaa arrimaheeda […]
Riyada walaalkay isagoo naxsan iyo wax dhar cad xiran

Riyada walaalkay isagoo naxsan iyo wax dhar cad xiran Riyada: Asc sheikh Goorta riyada habeen Waxan ku riyoday anigo hurda walaalkay ayaa iso galay isago naxsan markasu igu yidhi waa maxay waxani wax dhar cad xidhan ayuu ahaa wajigisa lama arkayn marku ila hadlay hadalku wuu iga so bixi wayey naqaska igu dhagsana waxoga kadib […]
Fasirka riyada caanaha garoorka

Fasirka riyada caanaha garoorka Riyada: Waxan kuriyoday anigoo cabayo caana lo’aad oo garoor ah oo subag watan maehen caano danaan weymacanayen waxey kujireen weel weyn waxana kucabaaye labada gacmood fadlan isojawaab Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol degan oo dhib aan lahayn. waxaa laga yaabaa inaad hesho wax aad ku qanacdo. Riyada caanaha guud ahaan waa […]
Riyada dameer dhalaysa ilmo madow

Riyada dameer dhalaysa ilmo madow Riyada: Sheikh ii fasir waxan ku riyoodey Dameer dhaleysa si fududna ku dhashay dameer madow bey aheyd ilmaha ay dhashayna wuu u ekaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad sugaysay in la gaarayo goor dhow Waana wax fiican oo noloshaada khuseeya, waxaa laga yaabaa inaad hesho qof wax kuu […]
Riyada salaada iyo akhriska suuradda Alamnashrax

Riyada salaada iyo akhriska suuradda alamnashrax Riyada: Waxaan ku riyooday dhowr jeer aniga oo salaat tukanaayo iyo riyada kale aniga oo alamnashrax aqrinaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj aad heli doonto, dhibka ku haysto ayaad ka baxaysaa Waxaad gaaraysaa muraadkaaga, si fudud ayaad ku gaaraysaa Waa riyo aad u fiican oo mustaqbal wanaagsan leh […]
Riyada walaalka safar ka imaanayo oo caano keenaya

Riyada walaalka safar ka imaanayo oo caano keenaya Riyada: Waxaan ku riyooday walaalkey oo safar ka imaaday oo gurigeyga imaaday wuxuu ii keenay caano badan oo fresh ah qaar box ku jira qaarna bacyo ku jira. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nolol fiican Waxaana laga yaabaa sabab inuu u noqdo taas nin adiga kuu […]
