Sidee ku raadin karaaa su’aasha aan rabo

Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur salan kadib waxa rabaa inaad ishegtaan (SEARCH) aan karaadiyo su,asha aan qabo inad hore ugu jawaabteen iyo inkale aan ka ogaado maleedihiin hada ledihiina tilmaan iiga so bixiya. Jawaabta: Walaal su’aal fiican ayaad soo weyddiisay waadna ku mahadsan tahay, dad badan ayaa jira isla su’aasha mar hore laga jawaabay mar […]
Riyada safarka halka nuuc ah

Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur salan kadib waxa mararka qaar igu so lalabata riyo ah anigo wadan kale usafrayo waliba halwado ayan maraa wadadaasna waan bartay sidaa umaraaye waxana uso safraa wadanka hada joogo halqaab ayaana ugu riyoda lkn dhibka jiro xiliga riyada aan kudhex jiro waxaa arka anigo ganacsi kusameynayo lkn aan marwalba kuqasaarayo […]
Riyada qaadashada raashin la qaybinayo

Su’aasha: Asc ugu horayn webka daruur Waxaan ku riyooday inaga oo qaadanaya raashin meel laga bixinaayo waliba aniga daldalanaya riyadaas maxay iiga fasiran tay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto arsaaq waasac ah oo si sahlan ayaad ku heli doontaa, marka inshaa Allaah waa khayr.
Diinsiga kacsiga ma saameeyaa

Diinsiga kacsiga ma saameeyaa Su’aasha: Qumanka iyo finanka inuu u fiican yahay ayaan maqlay diinsiga waan isticmalaa shaaha ayaan ku darsadaa ee ma u fiican yahay raganimada mise dhib ayuu u keenaa. Jawaabta: Diinsiga ama diinsaha ama diinsida qoloba si bay ugu dhawaaqaan, wuxuu ka mid yahay daawooyinka geedaha dabiiciga ah oo u roon jirrooyin […]
Riyada anigoo dajaal cawar oo riyo ku kulanay

Su’aasha: Asc jazaakulahu khayr waxan ku riyooday aniga oo meel banana joogo ayaa waxaa dhinaca galbeed arkay siigo ama boodh dabayl ah oo waxaa dhexduulaya nin dadkeena ka wayn iyo dad faro badan oo aad moodo gacmihiisuu kala bixiyay in ay saaran yihiin oo duulaya anoo eegayuu hortayda kusoo dhacay oo boodhkii iyo siigadii isoo […]
Riyada anoo dhilinyaro jaamacadaha dhameeyay arin mucjiso ah baraya

Su’aasha: Asc xayaa kumulaah Waxaan ku riyooday anoo usoo galay arday jaamacada dhanaystay oo daraasad samaynaya AMA shiraaya oo hool wayn fadhiya oo uu hoolku buuxo dhulka wada fadhiyaan oo aad goglan roog yaalo ayaan usoo galay sidii oo ay isugayeen waxaan salamay waxaanku idhi waxaan idin barayaa maanta sida loo sameeyo kalarada kasoo qaad […]
Riyada lacag dollar ah oo aad u badan

Riyada lacag dollar ah oo aad u badan Riyada: asc waxan ku riyooday anoo lacag dollar ah oo aad u fara badan jeebka iigu jirto oo intaan soo saaray badh ka sarifanaaya suuqa 2 waxaan ku riyooday aniga oo gurigayga inyar u sii jira ayaan markan soo gaadhay dayrka gurigayga oo ahaa mid wayn gaadhigaan […]
