Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta

Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta Su’aasha: Asc wllo fasirka riyada anoo gacanta faraha wax iga jeexeen ku riiyoday oo ay dilaacday laakin dhawac wayn ma aysan aheyn. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysa mashaakil inay kulasoo gudboonaanayaan siiba dadka qaarabaada la xiriira, marka faraha waxaa lagu fasiraa kuwa caawiya qofka sida walaalka walaasha iyo qaraabada kale, marka […]
Riyada nin xanuunsan oo i salaamayo

Su’aasha: Asc wll qalii fadlan waxan kadoonaya in aad riyadan ifasirto wll nin jarkayna oo xanuunsan baa jira oo sariir fuul ah xanuun dartiii anan xadli karin xitaaa wll marka aniga waxan kuriyodi ninkas oo socta watada xili maqrib ah ana gurigayna baan kujura albaabka banaanka aya furan xfda dhaxteeda baan kucayarsiinaya gabadh yar uu […]
Aniga iyo aabahay aan wada joogno meel barwaaqo ah

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba xayaa kumulaah waxaan ku riyooday aniga iyo aabahay allah yaraxmee oo waqti 10 sano kahor dhintay oo aan wada joogno meel barwaaqo ah oo dooga oo roob wayni intuu helay biyuhu kubka sare kuu qabanayaan anagoo dhex lugaynayna kabacdina gaadhi land cruiser ah aan kusoo qaaday Allah mahadle. Jawaabta: Riyada […]
Riyada arooska gabar aad garanayso

Su’aasha: asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak 1 waxaan ku riyooday aniga oo doonay gabadh dabadeed hudheel kii ay xaasku igu sugaysay goor fiida imid anoo wada gaadhi land cruiser oo madaw ah iyadoo barxada hudheelku doog leedahay ayaan soo istaagay roob ayaana da’ayay anoo faraxsan ayaan koray jaranjaro dheer 1 waxaan ku riyooday anigoo […]
Riyada hooyadayda oo na casuuntay

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba Sida fiican ee dag daga badan eed noogu adeegtaan Waxaan ku riyooday aniga iyo dhilinyaro kaloo badan oo gurigayga hooyadayday nagu casuuntay casuumada aad u macaan oo fara badan oo kala nooca waxaan ka xasuustaa peanis suugo hilible iyo pizza oo aad u macaan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]
Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado

Maxaa keeno ninka inuu dabada ka weynaado Su’aasha: Maxa keeno ninka inu qeybta dambe barida iyo siinaha u uweynado sida dumarka oo kale mase ladaweyn karaa intabadan bari weyn ayan leyahay dadkana wey igu cayaan. Jawaabta: Barida waxa weyneeya waa baruur, buruurtaasna waxay ka dhalataa cuntada, laakin markay baruurta ku ururto dabada waxaa keena sababo […]
Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka

Maasada gacanta iyo jeejeexa jirka Su’aasha: Asc wll maalin walba waan aalmiiteeyaa lkn haa dhib yar ayaa i heesto waana markaan push-upka 20 amd 30 dhaho gacanta bidix maaso ayaa iga kacayso maxay noqon kartaa .mida kale ayadana jeex jeexa maxaa keena wuxuuna iga galaa gacmaha murqaha sare iyo bowdada ma cayilka keena mise mise […]
