Riyada macalinka jaamacada oo hagaajinaya meel guriga u dhow

Riyada macalinka jaamacada oo hagaajinaya meel guriga u dhow

Riyada macalinka jaamacada oo hagaajinaya meel guriga u dhow Riyada: waxan ku riyooday macalin kayga jamacada ii dhiga anoo intaan gurigayaga kaso baxay ayaan arkay isago gurigayaga dhiniciisa hagajinaya oo dhagxaan iyo ooda yaali jireen dedna intan u imi ban ku idhi macalin maxd isku dhibtay anaga hagajin lahyne markasu iyidhi maya wacadi dadkan is […]

Riyada barkad la iibinayo

Riyada barkad la iibinayo

Riyada barkad la iibinayo Riyada: Sheekh intii rabadaanta ayaan ducaystay arin igu taagnayd waxaan kuriyooday aniga iyo aabo oo wada socona ayaa nin nooyimi hadal buu yidhi hadalkiibuu aabo ku farxay markaasuu igu yidhi ninkani barkada haydinkala cabo markaan soo kacay waan fahmay in ducadii layga aqbalay habeenkii labaad taraawiixda kadib ayaa lacagbadan laydhiibay si […]

Dhacaanka dhabxanaga maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Dhacaanka dhabxanaga maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Dhacaanka dhabxanaga maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa Su’aasha: Asc, waxaan dareemaa mar mar dhecaan iga yimaado dhabxanaga waana muddo dheer ihaayaa ,maxaa waaye? Jawaabta: Taas waxay tilmaami kartaa waxaaylo fara badan, waxaana fiican baaritaan fiican in lagu sameeyo. Gaar ahaan haddii meesha ay xanuunayso ama ay leedahay ur oo saameeya afkaaga. Mararka qaar meesha ay […]

Riyada meher gabar aadan aqoonin

Riyada meher gabar aadan aqoonin

Riyada meher gabar aadan aqoonin Riyada: Asc shiikh waxaa ku riyooday 2 habeen isku dhow gabar aan aqoon anigo laygu mehrinaayo anigane qabiltu dhahaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada. Waxaa laga yaabaa inaad safar gasho ama aad guursato. Guud ahaan riyada waa bishaaro fiican oo la xiriirta mustaqbalkaaga.   Riyada guurka halkan ka […]

Riyada aabaha laabta la galinayo

Riyada aabaha laabta la galinayo

Riyada aabaha laabta la galinayo Riyada: Shiikhow waxaa ku riyooday anigo gurigayna ku laabtay aabahay laabta galinaayo kuna faraxsan aniga aabahay bilahaan ma arkin sababto ah isku meel ma joogno Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto dantaada waxaana sabab u noqonayo aabahaaga. haddii safar aad aadday safarka ayaad kasoo laaban doontaa. Riyada guud ahaan […]

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay

Naag la qabo xidhiidh xaaraan ah rag kale la sameeysay Su’aasha: A S C, naag la qabo haddii ay niman kale si qarsoodi ah xidhidh xaaraan ah la sameeyso u nin keegu ku ogaado kadib ay ninkeega ku tidhaahdo i cafi waan khaldamay ninkeeguna haddii u cafisku cafinayo shuruud uga dhigo inay u sheegto nimanka […]

Fasirka riyada madaxweyne lala joogo

Fasirka riyada madaxweyne lala joogo

Fasirka riyada madaxweyne lala joogo Riyada: Waxan daganahy magaalada jigjiga waxan ahay nin reer leh ku dhawaad mudo 4 sano bilaa camal ah waxan riyo ku arkay anigo la jooga madaxweynaha DDS e hada mustafe isago i waraysanaya kadibna qof kudhahaya lacag sii ee bal riyada i fasira Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada inaad heli doonto […]