Riyada gabadh iyo waxaro yaryar

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba XAJAAKUMULAAH waxaan ku riyooday aniga oo lahadlaaya gabadh aad u qurux badan oo indho waawayn oo timo dheer oo madwleh oo aad u faraxsan oo qoslaysa ayay ila hadlaysay iyadoo dhex fadhida meelahan dumarka lagu qurxiyo arooskoda AMA xaflahadaha markay jiraan anigoo lahadlaya oo albaabka taagan ayaa waxaa soo galay […]
Waxan Isku arkay xiliga caadada kacsi badan iyo xiliga ay iga dhamato

Waxan Isku arkay xiliga caadada kacsi badan iyo xiliga ay iga dhamato Su’aasha: Walal asc waxaan Gabar aan wali guursan waxna waa barta guurna diyaari uma ihi sanadahan Alhamdulilah dareenkaygu waa badan yahay wax xumanana kuma dhoco oo noloshayda kala iga badan xata niyadayda ma galiyo Waxan Isku arkay xiliga caadada iso dhawdahay saaid ayan […]
Waxan ku riyooday wiil walaalkay gadaal looga tegayo

Su’aasha: Asc marka hore salaam waxan ku riyooday riyo xun laba jeer ayan riyada arkay wana riyo galmo ah waxan ku riyoday wiil walaalkay ah isaga o marna gadaal loga tegayo marki labadna waxan ku riyoday isago wiil yar noqday o wiil yar o kale gadal uga tegeya Note Wiilka walalkay ah aqlaaq iyo diinba […]
Dumarka shaarbaha iyo timaha jirka maxaa u keeno

Dumarka shaarbaha iyo timaha jirka maxaa u keeno Su’aasha: Waxan qabaa suaal o ah gabadha shaarbaha usoo baxayo ma xiriiri kartaa wax dhib ma ledahay tinta sharbaha jiro maa la dhihi karaa maxaa u keeno gabadha timaha jirkeda inay soo bataan dhabarka iyo cajiraha caloosha si xoog leh bay timaha uga soo baxaan xaad ma […]
Qof gaal ah xoolihiisa mala xadi karaa

Su’aasha: Asc dhamaan walaalaha daruur iyo dhaman musliminta melwalba aad jogtan salan kadib waxa rabaa inaad ishegtan qof gaal ah oo lo shaqeeqo xoolihiisa wax ma laga xadi karaa bal suashana kaso jawaaba bal somalidena diinta qalad bay kafahansan yihiine ma ubanaan tahay gaalkaas inu kaxado alabta ama lacagtaba. Jawaabta: Xatooyada ama tuuganimada waa xaaraan […]
Riyada cadayga iyo wax madow indhoole ah

Su’aasha: Walal waxaa kaloon ku riyoodaa isbuuciiba laba ama sadex habeen anoo cadaysanaya oo waliba haysta caday dheer oo aad ugu faraxsan inaan haysto caday dheer. Waxaa kaloon ku riyooday habeen dhawayd anoo hurda ayaan arkay wax madow oo wayn oo aan lahayn indho oo lkn leh afar cagood oo aad u madow wuuna soo […]
Riyada gabar ninkeeda iyo naag kale ka caroonayso

Su’aasha: Asc.walal shugran riyadii habaryartay way furmatay waxaana isku dhacnay qof ehelka ah iyadaana arinkii gashay aad na way noola dagaashay subxaanallah waxaan kala hadlay videos callka maadaama oo aan kala fognahay waxaana arkayay wajigeeda oo cadho badan ka muuqato ugu danbayn waanu is raali galinay qofkii anu isku dhacnay. Taasi waa taa Riyadii kle […]
