Riyada tuug video laga duubayo

Riyada tuug video laga duubayo Riyada: ustaad waxanku riyooday islaan ii habaryar ah ayaan gurigeeeda safar mudo qaadanaya ku tagay Kadib Guriga ayay iiga tagtay tukaan ayay haystaa dhuxulna way iibisaa waxan ku riyooday tuug soo galaya guriga Alaaabka danbe dhuxushiina guraya kadib meel ayaan u galay Laba wiilna wan u Bala miyay wanku cararay […]
Riyada Suuratu cabasa qofkii arko

Riyada Suuratu cabasa qofkii arko Riyada: Asc waxaan ku riyooday anigoo suraha cabasa aqrinaayo Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa dadka inaad yasto ama iinaad noqoto qof murugo ku jiro. Haddaad tahay qof kibir iyo islaweyni dareemayo ama laga yaabo inuu ku dhaco iska ilaali taas Riyada quraan akhriska halkan ka daawo Dreams warn […]
Riyada libaax kusoo ceyrsanayo oo wejiga kaa xaganayo

Riyada libaax kusoo ceyrsanayo oo wejiga kaa xaganayo Riyada: Asc waxaan ku riyooday libaaxyo badan oo meel ku xiran isla riyada dhexdeeda waxaan arkay meeshi oo furan libaax baa intuu baxay i ceyrsaday wan ka cararay meel sare oo aqalsomali u eg baan koray anigoo aad u cabsanaayo intuu i gaaday buu madax i qabtay […]
Riyada wiil qaawan gabar iiga digayo

Riyada wiil qaawan gabar iiga digayo Riyada: Musqula ku jiray Wan qabeysanayay wiil hada ka hor oo aan is rabnay Aya musqusha bananked jogay wiilkas hawaryarteya dhashay dhar dhan ma wadan musqushana albaab ma lahayn marka arkay wa naxay intuu qoslay baa wuxu igu yiri heblayo iska ilali weyna ku shekes1 weyna ka shekesa riyada […]
Riyada dilka maska iyo dhiiga kintirka

Riyada dilka maska iyo dhiiga kintirka Riyada: Asc waxan ku waydinaya walaal fasirka labo riyo 1 waa aniyo walaashay oo qol kuwada jirna markaa waxay dilaysaa mas dheer oo dhuub iyada dilaysa anigu waan ka gabanaya markay disho qoorta ayay ka goynaysa ana waxan lasoo cararaya weel oo waxan ku odhanaya caanaha inooga lis 2 […]
Riyada gabar xiriir idinka dhexeeyay

Riyada gabar xiriir idinka dhexeeyay Riyada: Waxan ku riyodaa gabar xiriir Naga dhexeeyay oo an Kala tagnay Marka qaar shacuur badan daremaa oo dhankeda ah Fasirka Riyada waa mid qalbiga aad ku hayso waxay u badan tahay inaad ka fikirto gabadhaas. Riyada noocaas ah fasiraad ma laha, waxay noqonaysaa riyo nafta ku sheekaysato. Waxaana lagu […]
Riyada malabka dhalinyaro lala cunayo

Riyada malabka dhalinyaro lala cunayo Riyada: Asc waxaa ku riyoooday anagoo ah dhalinyaro badan oo malab cuneyno waxana malabka soo gaday oo noo keenay adeerkay . Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wax fiican aad la wadaagi doonto dadkaas. Waxaana sabab u noqonayo adeerkaaga ama qof kale qaraabada ka mid ah. Riyada nolol aduunyo ayay tilmaamaysaa oo […]
