Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa

Qofka sooman haduu riyo ku biyabaxo soonkiisa sax miyaa Su’aasha: sw waxaan rabaa inaad ii sheegtaan maxay diinta ka qabtaa qof dhalinyar ah oo sooman riyo arkay markaas biyaha shahwada ka yimaadeen soonkiisa ma buraa masoo qaleeyaa soonka maalin kale ama soonkiisa waa ansaxaa. Jawaabta: Qofka sooman hadduu riyo ku biyabaxo soonkiisa ma burayo, kaliya […]
Riyada anigoo qabri kudhexjiro oo janada la itusayo

Riyada anigoo qabri kudhexjiro oo janada la itusayo Riyada: Waxan ku riyooday anigoo qabri kudhex jiro oo janadii meel la iga tusayo waan faraxsanaa waxaana lahaa meeshan quruxda badan ayaan jooga halka dad kalena la cadaabayo maxay noqon kartaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof Alle ka baqayo oo diinta ku dhaqmi doono. Waxaa […]
Riyada orodka tartanka qof laga badinayo

Riyada orodka tartanka qof laga badinayo Riyada: Asc Waxa ku riyoooday anoo qof aqaano oo ĺa tartamaa orod waana ka orod badi maxay noqon karta riyadas. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhaqsi ku helayso waxa aad raaadinayso shaqo ama wax kale la xiriiro mustaqbalkaaga Dadka aad saaxiibada tihiin waad ka hormari doontaa. Riyada waxay kusaabsan […]
Fasirka riyada dabka ka kacayo jikada guriga

Fasirka riyada dabka ka kacayo jikada guriga Riyada: Asc Waxaan ku riyooday gurigayga oo jikadiisa Dab kakacay oo guriga oo oo dhan qabsaday kabacdi aan qaylinayo oon leyhy hooyo kaso bax guriga iyo inta ku jirtaba way kaso baxeen Guriga galay waxaan kasoo bixiyay dharka computer iyo shahadooyin aan leyhy In yar kabacdi waxaa yimid […]
Geedka ninka oo dhinaca bidix u qaloocan

Geedka ninka oo dhinaca bidix u qaloocan Su’aasha: Asc xubinta taranga guska oo hal dhinac u janjeera ama u qaloocan waliba dhanka bidix taas maxaa la dhihi karaa wax dabiici miyaa Jawaabta: Waxaa loo yaqaanaa qalooca xubinta ninka Phallocampsis Xubinta raga inay ahaato mid dhinac u qaloocan waa wax dabiici ah. Raga qaar xubintooda waxay […]
Riyada marwo isbitaal loo wado oo la baarayo

Riyada marwo isbitaal loo wado oo la baarayo Riyada: Asc sheikh riyada iifasir waxan ahay marwo ubad dhalin waxaan kuriyoody anigoo isbitaal la igeenayo oo hoyady iwado drs baaritaano badan imarsiinayso oo dawo laiiqorayo mxawayo riyadas Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto ubad Haddii xanuun jiro inaad ka raysan doonto Waxaana sabab u noqonayso […]
Riyo labo nin tuugo guriga soo galaya

Riyo labo nin tuugo guriga soo galaya Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo hurda in ay 2 tuug soo galen midna dayrka aqalka ayuu jooga midna qolki aan hurday ayuu soo. Galay waxan niyada iska idhi ala ma laptop ayuu xadaya waan qayliyay run ayaan moodayay tuug soo galay hurdadii ayaan ka soo kacay […]
