Waxan ku riyooday rasuulka scw isaga oo hadh fadhiya

Su’aasha: Asc Waxan ku riyooday rasuulka scw isaga oo hadh fadhiya waanan utagay kadib wuxuu soo fariistay dhinacayga midig isaga oo aad u dhoola cadaynaya kadib intuu garabka 2 jeer iga dhirbaaxay ayuu idhahay ani aya guriga kugu sobooqan kadib wan kala tagnay Bal riyadaas maxay noqon fasirkeedu? Lkn Riyada rasuulka lagu arkaayo shaydaan ma […]
Riyada gabar saaxiibtayda oo ii xanaaqsan iyo caruur jaranjaro ka dagi la’

Su’aasha: Wll Riyaadn ii fasir waxaan ku riyooday anoo meel laamiya ka adeeganay watana gabar yar iyo wiilyar gacmahaya ila socdaan ayaa waxa ii timid gabar aan saxiibo nahay waxay itiri kalay dukaanka ii rac waxan dhahay caruurbaa ilasocota way ibariday waana raacay kadib meel jaran jar ah ayaan fuulay caruurtaa iiga dagan wwyday waxaan […]
Riyada gabadh igu leh waanku jeclahay

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan ehelu karamka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo ay gabadh aad u qurux badan oon garanayo ii sheeganayso in ay I JECESHAHAY waliba ay rabto inaan guursado aadna midaasi iigu adkaynaysa una rabto Allah mahadle. Jawaabta: Riyada qirashada jacaylka inta badan waxay tilmaamaysaa guusha uu qofka heli […]
Riyada masjidka oo aan quran ku dhex dhagaysanayo

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo masaajidka dhex diisa ku dhagaysanaya quran wali sheakh aad u cod macaan dadkuna ay la dhaceen codkiisa Allah mahadle. Jawaabta: Riyada dhegeysashada Quraanka kariimka waxay tilmaamaysaa inuu qofka saalix noqonaya oo camal suuban la imaanayo wanaagna faraya xumaantana reebaya, sidoo […]
Riyada safarka oo igu soo noqnoqota xay tahay

Su’aasha: Riyada safarka oo igu soo noqnoqota xay tahay wll anoo gaadhi wayn saran gura diisa oo safar ah ku riyoodaa oo meesha aan fadhiyo in aan ka dhaco kabaqaya lkn kama dhaco wayna igu soo labataa bil ama 2 biloodba mar. Jawaabta: Riyada safarka waxay tilmaamaysaa isbadal kula soo gudboonaanaya xaga noloshaada, xalaadda aad […]
Riyada lacag qof kugula dhegayo

Su’aasha: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo lacag toban Rand oo xoga badan wata dhexdeeda a ay Ku jirto lagac boqolbol Rand jeebka markaan Sii gashan rabay ayaa waxa dhacday lacagtii boqol boqilka ahayd oo Ku dhex jirtay lacagtas lakin waxay Ku dhex jirtay ayadoo is Ku kuusan mida lagacatta toban tobanka Rand ah […]
Riyada hooyo da’ ah uur leh

Su’aasha: Asc Wll qof ayaa ku riyooday hooyadii oo da’ ah blse Cunug caloosha ku sida. Maxa lagu fasiraa ruyada. Jawaabta: Qofkii riyo ku arko hooyadiisa ama hooyo kale oo uur leh iyadoo weyn oo dhaaftay da’da dhalmada riyadaas waxay tilmaamaysaa in faraj soo socdo, sidoo kale dhibaatooyinka qofkaas haysta in la xallin doono, waxaa […]
