Riyada kabaha quruxda badan

Riyada kabaha quruxda badan Riyada: ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday anigoo gaari Kula dhexjira nin aan garanayn wato _ ninkaas waxa uu xirnaa kobo u ek kobaha Nike laakiin Ka Duwan oo qurux badan oo lugaha laga dhex arkaayo oo kalarkoodo yahay orange lakin Ka ah hoos normal sida kobaha Nike oo kale cadi […]
Riyada qofkii waayo ilmaha yar uu dhalay oona webiga ag jooga

Su’aasha: Asc wll waxan xalay ku riiyooday aniga iyo xaaskeyga , wiikkeyga iyo gabar duumashiday anaga oo joogna meel wabi ah kumana qubeysan lakiin agtiisa ayan fadhinay lakiin marka dambe waxan wayay wiilka yara waxana leeyahay wabiga amuu ku dhacay ama yaxas ma cunay anoo raadinaya oo qeylinaya soo kacay haddan indhaha kala qaadaba waa […]
Dumarka maxaay uga xanuunsadaan raaxada sariirta

Dumarka maxaay uga xanuunsadaan raaxada sariirta Su’aasha: xanuunka galmada maxaa keeno nagta inay dareento marka ninkeeda galmo la samaynayo xanuun aan loo adkaysan karin meeshi la rabay inay raaxo ka darento waxy dareemaysa xanun qaska oo dhan qabsanaya marka galmada la joojiyo xanunka wa isataa sidii iyado wxaba dhici oo kale? Jawaabta: Xanuunka galmada sababo […]
Qofka siigada u bartay naag haduu guursado ma wadayaa

Su’aasha: Asc wll mcn wllow dhibkaan iga xali Markasta waxaa dhahdaa siigada waa wax xun Aflaamta galmada la xiriira madaawado Waxaan dhagaystaa culimada iyo qayrka Maalin inaa siigaysto waxay iila dhigan tahay Aniga oo nafta iga dhacayso oo ma ogoli Lkn dhibkayga waxaa waaye habeenkii markaan hurdo ayaan riyoonaya riyo waxaa iigu imaanayo qof i […]
Waxaan heystaa $1000kun ah marka maxaan ku sameeyaa ila tali

Su’aasha: Waaku salaamay sxb waxaan ahay qof shaqo doon ah waxaan heystaa $1000kun ah marka maxaan ku sameeyaa qaabkee lacagtaas ay lacag kale iigu sameysmi kartaa waxaan rabaa inay lacagtayda ay lacag ii dhasho marka ila tali sxb. Jawaabta: Waan kaa qaaday salaanta saaxiib, guud ahaan qofka markuu lacag hayo waxaa u fiican inuu mashruuc […]
Nadarka iyo waswaaska soonka kafaarada dhaarta

Su’aasha: ASC waxaan dhageystay Soonka nadarka iyo sualihii aad kajawaten aniga waxaan ahay qof waswas qaba marka waxa igu so dhacday wax yala badan sida nadar gal inad hadad mar dambe dad xamato 100 soon ,sida hadi aan been sheego 50 sida hadi aan imtixaanka kabasto 70 soon aad ayan ula murugeysanahay Sualaheyga wasidan Soonka […]
Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa mar hore dhintay

Su’aasha: Asc waan ku salamay walal waxan ku riyoday waliba habeena qaar igu soo laab laabtaan saxibkey oo dhintay lakin riyo ayaan ku arka runtii aadban u fahmi wayey mar hore ayuu dhintay saxibkeyga aadban ujeclaa riyadas maxey micneyneysaa ii sheeg wllo mahadsanid. Jawaabta: Haka walwalin riyadan, waxay tilmaamaysa inaad la kulmi doonto qof aad […]
