Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo

Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anoo akhrinaya qoraal meel ku qoran oo quraan ah waxaan akhriyay ادعوني استجب لكم ookilaya kadibna waan toosay isla hurdadaa waxaan ku riyooday anoo shaah cabaya iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagugu boorrinayo ducada, waxay u badan tahay […]
Gabadh la qabo haddii uu ninkeegu ilmo ka dhali waayo si ay ilmo u dhasho nin kale miyay la galmooni

Gabadh la qabo haddii uu ninkeegu ilmo ka dhali waayo si ay ilmo u dhasho nin kale miyay la galmooni Su’aasha: A S C, gabadh la qabo ninkeeda aad u jecel hal wiil’na u dhashay ninkeeda kadib sanado badan ilma kale u dhaliwayday markay iyada iyo ninkeegu ay dhakhtarka isku raacen iyadi waxa lagu yidhi […]
Riyada wiil aan dhalay oon iku dhacsan nahay

Riyada wiil aan dhalay oon iku dhacsan nahay Riyada: Asc sheekh waxaa jiray wiil aan dhalay oo aan isku dhacnnay mudo sanad iyo dheeraad maanu wada hadal waxaan ku riyooday habeen dhaweyd isagoo soo waysaystay oo masaajid kasoo baxay oo I ag taagan hadana shalay subixii maraan seexday waxaan ku riyooday isagoo maxadaxa iga dhunkanaya […]
Xaaskayga biyaha faraha ma ugu keeni karaa

Xaaskayga biyaha faraha ma ugu keeni karaa Su’aasha: shekhow waxan donaya inaad iga jahilbixiso xaaskayga biyaha farta ayaan uga keenayaa mararka qaar taas diinta maxay ka qabtaa mala dhihi karaa siigo waaye, galmada caadiga iyadana sida badan kuma biyabaxdo laakin faraha markaan u galiyo raaxo daran ayay dareemaysaa biyaha ka baxaan Jawaabta: Ninka iyo naagtiisa […]
Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn

Maxay gabdhaha qaar qiimahoga iyo sharaftoda u ilaashaneyn Su’aasha: A S C waan idin salaamay webka daruur runti waa website aad u qiimo badan intaas kadib markan suaashayda u gudbo, waxan arkay gabadha badano kuwa la guursanin iyo kuwa la qaboba marka gabdhahaasi haddii uu nin alaale ninka ka dalbada xidhidh shukaansiya ha noqdo ama […]
Riyada nigoo xaajigayga la raaxaysanayo

Riyada nigoo xaajigayga la raaxaysanayo Riyada: A S C waxan riyo ku arkay anigo xaajigayga la galmoonaya oo aan si macaan u raaxaysanayo riyadan isoo fasira Fasirka: Riyada waxay ku xiran tahay qaabka ay tahay, haddaadan biyo isku arkin markaad huradada kasoo kacaday kaddib riyada waxay tilmaamaysaa nolol raaxo leh iyo jacayl dhab ah. Haddii […]
Riyada xaajigayga oo gabadh kufsaday anna mindi aan u qaatay

Riyada xaajigayga oo gabadh kufsaday anna mindi aan u qaatay Riyada: A S C waxan riyo ku arkay gabadh yar oo aan garanayn 18 jir ah qurbahana katimid ayaa gurigeena joogtay marka gabadhi habeenki markay nala seexatay subaxi ayee igu tidhi ninkaagu xalay qolkan jiifay intu igu soo galay ayu i qasbayay marku idayn waayay […]
