Riyada anoo dabaq dheer balakoonka ka saaran

Su’aasha: Asc wll Jazakaallh Waxan ku riyooday aniga iyo dad kale oo saran dabaq balakoonka ayan sarnen dabaqa aad ayu u dheera hoos aya waxa jogay niman hal nin aya u imaday markas aye ku qeyliyen oo dhaheen maxad uso daahday nin u taliyo aya lo shegay wuxu dhahay markasto wuu soo daha waqtigana ma […]
Riyada message sheegaya awoowaha inuu dhintay

Su’aasha: ASC wllo waxan ku riyooday qof message iso dirayo oo i dhahayo awoowgaa allaha u naxariisto wuu dhintay hadane qoral kale ayan arkay oo tacsi eh magaca awowgey ku qoran yahay Jazakaallh. Jawaabta: Haddii uu awoowahaaga nool yahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto mashaakilka ku haysta oo aad nafisi doonto sidoo kale […]
Sida ugu fiican gabar guurka loogu bandhigi karo

Su’aasha: Asc wll waxaan arkooday gabar waan jelaaday waxayna dagan tahay tuulo ii dhow gabdhii xiriir ayaan u soo bandhigtay lkn gabdha waxaa ka qaldan wassapkeeda waa qarsana yahay in ay ii soo jawaabi doonto iyo in kle ma aqaani waxaana kaloo igu tiri aniga waxbaan bartaa misna waan shaqeeyaa msh quuul kayda ayaa badan […]
Riyada u galmoodka habar duq ah waa maxay

Su’aasha: Waxan rabaa in lay fasiro qofka haduu riyo ku arko asoo u galmonaya naag duq ah oo waayeel ah iyada ayan ka dalbatay inuu u tago wuxuu ka fuulayaa horay iyo gadaal riyadas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay adag tahay xaaladda aad ku sugan tahay oo aad qarka u saaran […]
Riyada dibi yaroo isu badalay dameer

Riyada dibi yaroo isu badalay dameer Su’aasha: asc ciid Mubarak waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo jooga meel barwaaqo ah oo wada dhiroo Green geeduhu yihiin ayaa aan LA ciyaarayay oo madaxiisa igu xoqaayay dibi yar oo geeso Yar yar le wuu iraacay oo uu lugahayga madaxiisa ku […]
Riyada dameer dugaag ah oo gabar daba socda

Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxĂ n ku riyooday anoo magalo aan mar hore iigu danbaysay si galaya oo waxan arkay dameer cunaya dameer yar markaa waxan dhahay wuu sunaysan yahay karaara ciyaal mesha joogay wana soo dhaafay xooga markaan socday ayaan aragnay dameer kiiyoo nasoo daba socda lkn waan cararay xaga iyo guriga naga uso […]
Guri aad u waynoo dhul balaadhan ku fadhiya fasirkiisa

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxaan ku riyooday anoo guri aad u wayn oo balaadhan oo dayr wayn le oo aad u qurux badan oo aan cusbayn oo aan dhakhtar ka furaayo oo aan Dib u dhis ku samaynayo oo aan shaqaale dibo dhisa murayado galiya marmar Dib u […]
