Waxan ku riyoday anigo dumaashiday la galmoonaya

Waxan ku riyoday anigo dumaashiday la galmoonaya

Waxan ku riyoday anigo dumaashiday la galmoonaya Riyada: A S C, waxan riyo ku arkay gabadh xaaskayga habar waadag ay yihin oo la qabo caruurna leh gabadhan salaan wax dhaafsan oo inaga dhaxeeya majirto marka wxn riyo ku arkay aniga iyo gabadha o wada galmoonayna yacni raaxaysanayn waliba iyado aad ugu faraxsan markan maalin wada […]

Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay

Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay

Naag la qaba o nin kale aad uga jacel ninkeeda oo ay xidhidh qarsoon la yeelatay Su’aasha: A S C naag la qabo nin kale aad uga jeclaatay ninkeeda xidhidh qarsoona ninka kale la yeelatay naagtan xaqi u ninkeegu ku lahaa dhinaca galmada, farxada, ixtiraamka, koolkoolinta iyo iwm ninkeeda intay u diido ninka miyay siinaysa […]

Gabadh qooq xun haya ninka maxay uga baahan tahay

Gabadh qooq xun haya ninka maxay uga baahan tahay

Gabadh qooq xun haya ninka maxay uga baahan tahay Su’aasha: A S C gabadh aad u dareen badano qooq xun haya oona Aqoonta iyo kudhaqanka diintuna ay aad ugu yar tahay gabadhan haday nin sidedo kale raadsado xidhidh jacayl o khaldan la yeelato gabadhan inay fal zino ah ku dhacayso ma shakiba kujirta Jawaabta: Gabadha […]

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah

Ninku intuusan guursanin kahor hadu yahay nin zaani ah Su’aasha: A S C, ninku intu guursan kahor haddii uu ahaa nin zaani ah yacni nin ka ziinaysan jiray naago badan dambigu sameeyay isagon ka tawubad keenin suurtagal miyay tahay inu ninkaasi guursado gabadh dhawurson o dhaqan waanagsan leh mise qasab wuxu guursani gabadh sidisa o […]

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabdha la qabo

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo Su’aasha: gabar dhowr bilood la qabo oo aan wali uur qaadin marka ay ninkeeda la raaxaysanayso oo ay istiin kula jirto naasaha ayaa ka xanuuno markuu taabto ninkeeda waliba waxa ugu daran ibta naaska ilaa meesha wareega madow afka naas lagu tiriyo Jawaabta: Xanuunka naasaha dumarka waxaa […]

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya

Riyada abeesada iyo gabadha abaheed kabo u keenaya Riyada: Asc shekh afar riyo ayan kuwaydinaya iiso fasir mahadsanid. Riyadan waxa ku riyooday wallkay oo dhalinyaro ah waxayna tahay sidan: 1: Dhoor mar wuxu ku riyooday isago dad is dilayaan uuna kow kaga siinayo. 2: Mida kale waxay tahay wuxu ku riyooday abeeso wayn oo guriga […]