Riyada gabadh igu leh si dhakhso ah naagu kaalay

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Webka Daruur waa adeega shacabka loogu kalsoonida badan yahay Waananu jecel nahay Allah macak Waxaan ku riyooday anoo ay ila soo hadashay gabadh aabaheed xanuun Sanaa oo ay igu leedahay si dhakhso ah noogu kaalay Ana aanku idhi Haye Allah mahadleh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in xaaladda qofkaas bukan isbadal lasoo […]
Riyada gabar ku qubaysanayso albaabka hortiisa oo dumaashigeeda arkayo

Su’aasha: waxan ku riyooday anoo ku qubaysanaya gurigayga hortisa waana qaawanaa dhaman jirka oo dhan qolka albaabka guriga u dhow waxa joogay dumaashigay ninkayga walalkisa iyo xaaskisa oo meesha fadhiyay aniga waa la yabanaa sidee ugu qobaysanaa meel aan musqul ahayn iyo mel yaab badan dad hortooda boqada dabada wuxuu u ekaa inuu soo bararsan […]
Riyada gabar iyo ninkeeda oo hadiyad loo keenay

Su’aasha: Asc bahada daruuro waxaan ku riyooday ani iyo ninkayga oo sariir waxaan no yimid 2 nin oo saaxiibadii oo marhore ugu dan baysay mid ani waan garanayay midka kalana isaga garanayay wayna isa salaameen iyagoo idku bururay wayna noo keeneen hadiyayad ani kabo dumar aad u qurxan isagana macawis waxana lahaa ani kabahan waligay […]
Waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo socdo wadada waxan ka imaday waxbarashada waxan arkay nin meel juq eh kaso baxay oo dhalo yar wax ka cabayo waxan is dhahay qofkan wu waalanyahe intusan ku arag ka orod wa so orday waxan arke naag wadada mareyso waan raacay dhinaca ani aan u […]
Gabar aragtay gabdho ay saaxiibo yihjiin iyo gabadh suuxday

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday Anigoo joogo fasalka aan wax ku barto waxana fadhinay hal saf ani io gabdho asxabteyda waxan aragne wax tube eh tubo weyn oo meel kore socdo markas daaqada aya waxa kaso dhacayo bahalo yar yar oo faraha badan leh gabadh aye gacanta uga dhecen wan so baxne waxan arke […]
Gabar ku riyootay bisado badan oo iyada ay cunayaan

Su’aasha: Asc wll waxad ii fasirtaan riyadan waxan ku riyooday bisado aad ubadan icunayaaan hal qof Anan garanyn iga celinayo waxa Meesha taagna wiil xidhiidh naga dhaxayn jiray IYO hooyadi oo iyadana Meesha fadhida waxana lahaa bisadahad igu sixirtay. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad cadow kugu ah oo raba inay dhib kuu gaystaan […]
Cudurka kacsiga goormuu dhalinyarada ku dhacaa

Cudurka kacsiga goormuu dhalinyarada ku dhacaa Su’aasha: Wad kumasantihiin sida aad iguso jawabten Ponograghy iyo siigada Ayan aad usameyn jiray hada wan joojiyay mudona masameyn lakin waxaan isku arkay dumarka Ayan xasasiyad kaqaday markan haweenay arkaba jiray Ayan kakacsada qoyan Ayan iska darema xata haday xijabantahay Oo ay astuurantahay waayo cawradeda Aya isawirmayso marka sideyn […]
