Riyada duulista iyo masajidka

Riyada duulista iyo masajidka Riyada: Waxan ku riyoday aniga oo ordaya aadna u cabsanaya waxan ka ordayay dad badan oo aan aqoonin sidii aan u ordayay ayan duulay waxana ku dagay magaalo hore aan oga so guurnay masjid ku yaalo kadib dadkii masjidka joogay way iwada eegayen iyagoo ila yaaban aniguse madaxaygu wuu qaawna aniga […]
Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday

Riyo naagta leyla qabo isoo waceyso si facan ila hadleyso ayaan ku riyoday Riyada: Iso fasira idinkow mahadsan gabar leyla qabo ayaa iso waceyso waliba si wanagsan ila hadleyso sas ooy tahyne weli isma maqlin 2dena marka maxe noqon kartaa callkaas wa mhdsntihin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xasilooni iyo deganaan dhinaca ninkaaga waa riyo wanaagsan […]
Habeenka arooska iyo raaxada gabadha

Habeenka arooska iyo raaxada gabadha Su’aasha: gabadha bigrada ah maxay uga baqaysaa habeenka arooska ama habeenka aqalgalka raaxada ninkeeda, gabdhaha oo dhan waa sidaas taas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Run ahaantii dhaqanka soomaalida habeenka aqalgalka wuxuu u arkaa habeen dagaal culus dhex maraya wiilka arooska iyo gabadha aroosadda. Waxay aamainsan yihiin dadka soomaaliyeed ninka […]
Riyada kaluunka badda ku dabaalanaya la daawanayo

Riyada kaluunka badda ku dabaalanaya la daawanayo Riyada: Waxaan ku riyooday meel xeeb ah ano fadhiya oo daawanaya kaluun waa wayn oo bada ku dhex ciyaaraya hooyaday baa aad ugu dhawayd meesha kaluunku ku dabaalanayo kursi bay ku fadhiday waxan leeyhy marka kasoo drug hooyo yuu ku cunin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo noloshaada wax […]
Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso

Maxaa lagu gartaa naagta jacayl been ah kula dhaqmayso Su’aasha: A S C Maxa lagu garta naagta ninkeeda daacad u ahayn e jacayl been ah kula dhaqmayso kaliya doonaysa inay ka danaysato naagtan astaamo lagu garanayo miyay jirtaa Jawaabta: Astaamo ayaa jira lagu garto naagta ninkeeda aan jealayn waxaa ka mid ah: inaysan qiimaynin hadalkiisa. […]
Waa maxay sababta naagta la qabo ay ninkeeda uga dambaynayn

Waa maxay sababta naagta la qabo ay ninkeeda uga dambaynayn Su’aasha: A S C Maxaa sabab u ah naagta la qabo ee ninkeego u fiican inay ninkeeda hadalkiisa ay u dhagaysanin, ay ixtiraamin, la ficiltamayso, wuxu usheegana dhinaca xun u fasiraysa, khalad ay iyadu lee dahay isaga dul saarayso, doonayn inay amarkiisana qaadato Jawaabta: Taas […]
Riyada cunto wiil wadan kale joogo loo dirayo

Riyada cunto wiil wadan kale joogo loo dirayo Riyada: Sheikh waxaan ku riyooday wiil aan isku wadan aan ahayn oo aan cunto intaan u kariyay aan leyahay wan u dhibayaa mahadsanid Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir aad l samayn doonto nin meel kaa fog ku nool Waxaa laga yaabaa inuu si fiican kugu kalsoonaado oo […]
