Gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn dhaqan koogu miyu kala duwan yahay

Gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn dhaqan koogu miyu kala duwan yahay Su’aasha: A S C, gabdhaha la guursanin ee bikradda ah iyo gabdhaha aan bikradda ahayn yacni gabdhaha aan waligood galmo xaaraan ah rag la soo samayn iyo gabadhaha galmada xaaranta soo sameeyay dhaqanka ay lee yihin iskumid miyaa […]
Raga dumarka ku cayaaro astaamaha lagu garto

Raga dumarka ku cayaaro astaamaha lagu garto Su’aasha: scw walaal waxaan rabaa inaad iga jaahilbixisaan ninka ku jecel maxaa lagu gartaa iyo midka beenta kuu sheegayo markuu ku shukaansanayo, astaan lagu garan karo ma jirtaa raga beenta badan oo dumarka ku cayaarayo. Jawaabta: Ninka beenta badan oo naagta ku cayaari rabo astaamooyin badan ayaa lagu […]
Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka

Waxtarka xulbada laga heli karo xaga caafimaadka Su’aasha: Ninka raga xulbada miyay siin kartaa awood xaga galmada maxase ay u roon tahay caafimaad ahaan qof marka uu cuntada ku darsanayo. Jawaabta: Xulbada waxay ka mid tahay dhirta daawada ah, raga iyo dumarka wax badan ayay u tartaa. Waxaa ka mid ah jirrooyinka caloosha sida laabjeexa […]
Shahwada ninka 35 jirka iyo ka 20 jirka keeba awood badan

Shahwada ninka 35 jirka iyo ka 20 jirka keeba awood badan Su’aasha: A S C, Marka hore waxan idin lee yahay dhamaan bahda. Suaashaydu waxay tahay shahwada nin 35 jir oo balwada aad u isticmaala gaar ahaan jaadka iyo sigaarka iyo shahwada wiil 20 jir ah isaguna jaadka aa ku badnayn o marmar isticmaala marka […]
Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan

Naagaha lacagta jecel raga waxa ay ku samayn karaan Su’aasha: scw waxaan jiro dumarka lacagta aad u jecel xataa nimanka aan kala xishoonin inay lac weydiistaan ama lacag ka qaataan naagaha dhilooyinka lacagta lagu fuulo ayaad mooddaa qaabka ay u dhaqmaan waso boodaan markay nin lacag leh arkaan hadaba naagaha astaamaha lagu garto waa maxay […]
Riyada diiqa yeerayo oo guriga soo galayo

Riyada diiqa yeerayo oo guriga soo galayo Riyada: riyada diiqa oo guriga soo galayo maxaa lagu fasiraa hadduu yeero waa diiq guduudan oo weyn Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof hadal badan oo sheeko kuu keenayo inuu kuu imaan doono. Diiqa waxaa kale lagu fasiraa ilmo yar oo dhalinyaro ama qof salaadda dadka ugu yeero. […]
Bararka xubinta taranka marka dhiiga caadada gabadha ka dhamaado

Bararka xubinta taranka marka dhiiga caadada gabadha ka dhamaado Su’aasha: bararka siilka maxaa keeno marka caadada ay iga dhamaato waxan isku arkay xubinta oo aad ii bararaysa waxay soo dayanysaa dhacaan badan oo kastuumada xataa soo dhaafaya waxaa la socdo cuncun daran ma cudur baa i fahansiiya idinkoo mahadsan Jawaabta: Waa arrin dabiici ah taas, […]
