Waxan Ku riyoday Ilma yar oo Qur’an aqrinayo

Su’aasha: Asc gudomiye: waxan Ku riyooday wiil yar Ila toban jir oo Qur’an aqrinayo ana an lasocdo ninba dhagesanayay ilmahaas quranka aqrinaayo kadib waxan Ku iri hooyadiis waa xamdi maamo fiican Allah u naxariito Jawaabta: Riyada waa khayr badan oo aad la kulmi doonto waxay kugu boorrinaysaa inaad ku dadaasho quraanka kariimka oo aad mar […]
Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha

Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha Su’aasha: scw naagta uurka leh xaamilada ah foorarka dhib ma u keenaa ninkeeda markuu galmo la sameynayo Jawaabta: Galmada guud ahaan dhib uma keento naagta haddii ay tahay mooyee naag ilmaha kasoo halaabi jireen, qaabka ugu fiican waa qaabka jiifka dhinaca ah si caloosha aysan […]
Riyada dabaaldag aroos

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday anigo mid an Sxbo nahay la jiro waxan wada Jognay Mel Dabaq ah waxan taagneey Daaqada waxaan arkay gawaari badan iyo dad xita lugaynayo oo u dabaal Dagaayo Aroos aniga iyo Sxbkeyna waxan Ka hadlaynay dadka waxan Ku iri waa Ethiopian dadkan. Jawaabta: Riyada waa isbadal iyo farxad […]
Riyada anoo seef wato

Su’aasha: Asc gudomiye :Waxan Ku riyooday laba nin oo midyo I wata Ila so aday wan Ka cararay waxan Ka galay meel Waxa meshaas Ku dhex jiro sheikh cumar faaruuq Allah u naxariste waxan markas helay seef ama midi wayn lakin seef labadii nin way arken seetii ana waxan islaha haday kuso adaan isaga celi […]
Riyada soorta oo la cunayo aan la laqaynin

Su’aasha: Asc gudomiye: waxan Ku riyooday anigoo soor Ka cunayo dhulka laakin ma aanan laqanynin soorta Jawaabta: Waa lacag aad heli doonto oo laakin aan kugu dagaynin oo aadan wax ku qabsanaynin soorta waa arsaaq iyo nolol. Waxaa laga yaabaa riyada inay tahay digniin lagaaga digayo lacag ama badeeco oo aan faa’ido kugu jirin.
Waxan Ku riyooday dad duceysanayo

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan riyo Ku arkay dad meel fadhiyo oo duceysanayo Anna an la fadhiyo kadib waxan u jestay Qiblada qof ba Ila jeestay Qiblada mana Garanyo qofkas gacmaha Ayan kor u tagano ilah baan baryrenay Anago Qiblada u jeedna laakin dadkii kale Qiblada u ma jesan Ila labadena ma ahe marka maxay […]
Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka

Su’aasha: ASC Waxan riyo Ku arkay Ilma yar oo Sariir Saaran Ilmahaas oo joogay Waxa Ag yaalay ama u Ku Dul jiifay kitaabka quranka ilmahana quranka ayu Ku dhididay inu Kala goaayay kitabka oo kale ana wan kaso bixinaayay quranka Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagaaga baahan yahay quraanka inaad ku dadaasho akhriska iyo fasirka […]
