Riyada qof wax dhalo u eg igu soo tuuraya

Su’aasha: Asc, waxaan arkay qof aqaano oo joogo meel geedo gaagaaban ku yaalo, oona igu soo tuuray wax dhalo oo kala ah, dhalada way ku dhacday meel horteyda ah, kadib ul isoo qaatay xageyga soo aaday walaalkiisa ku soo baxay waana ka qaaday ushii. Kawaran ! Jawaabta: Qof ayaa arrin kaasoo gaarsyo oo aad ka […]
Sino ayaan galay xaaskayga ayaa ka ogaatay taleefanka ila taliya

Su’aasha: A S C, anigu xaas qaba ayan danbi zina ah galay, sidaan zinada ugu dhacayina waxa sabab igu ahayid anigu waxan darawal gaadhi wada marka inta badan safar ban taga maalin malmaha kamid ah anigo safar ku maqan ayu dareen iqabtay marka gabadh iga heli jirtay ayan wacay hotel kan dagana ban ugu yeedhay […]
3 su’aalood kusaabsan dareenka gabdhaha

3 su’aalood kusaabsan dareenka gabdhaha Su’aasha: A S C, Wad salaaman tihin waxan qabay 3 su’aalod o kusaabsan gabdhaha 1, gabadhaha buuran e dabo iyo naasaha waa wayn leh ma waxay ka helaan ama ku raaxaystan guuska wayn? 2, gabadhuhu markay da’doodu si wayinaadan xubinta tarankogu mu sii wayinaada? 3, gabdhaha bur buuran da’da ay […]
Riyada helida lacag dollar ah

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHULKA KA HELAY $20 DOLLAR OO DHULKA YAALAY WAAN QAATAY OON JEEBKA GASHADAY MEEL SUUQA DHEXDIISA AH OO BAABUUR BADANI MARAYSO ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad nasiib yeelan doonto oo aad si fudud ku […]
Riyada 3 shinbirood oo cad cad

Riyada 3 shinbirood oo cad cad Riyada: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY MEEL DOOG BADAN OO DHIR DHADHEER LEH OO GUBATAY AYAAN KASOO QAATAY 3 SHINBIROOD OO CADCAD OO MIDI YAR TAHAY OO QIIQII DHULKA KA KUSOO RIDAY WAXAAN KEENAY XAAFADA WAXAAN U […]
Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa

Shahwada iyo shiirka sidee loo yareeyaa Su’aasha: SCW MARKAN NAAG LA HADLO WAAN DHIDIDAA WAANNA KACSADAA SHIIR BADAN AYAA ISKA DAREMA WAXAANA IGA SOO BAXO DHACAAN BADAN OO BIYO CAMAL AH MARARKA QAR MA DAREEMO INUU SOO BAXAY QOFKA DHALINYARADA AH SIDUU ISAGA YARAYN KARAA SHAHWADA BADAN OO CAADI U NOQON KARAA IYO SHIIKRKA BADAN. […]
Riyada maroodiga meel doog ah jooga

Su’aasha: scw riyada maroodiga oo duurka joogo meel aad doog u ah oo buuro leh maxay noqon kartaa wuxuu taagan yahay meel fog oo geedo badan leh meeshana waa meel aad u qurux badan qofkana farxad ayuu dareemayaa. Jawaabta: Riyada maroodiga waa riyo guud ahaan barwaaqo tusinaysa, qofkii ku riyoodo maroodi wuxuu helayaa nolol dheeraad […]
