Riyada anoo la ileeyahay waxbaa dishay

Su’aasha: Asc sxb waaanku salaamayaa salaan bacdigeed mar dhexdaas oo bil ka soo wareegatay ayaan habeen ku riyooday anoo gaari saaran hadana gaarigii i dhaafiyey meeshii aan rabay maahe meel kale ka dibna intaan gaarigii ka degtay aan dhex galay xaafad aan aqoon markaasa waxaan isku dayey inaan weydiiyo dad culimo u ekaa oo meesha […]
Cudurka neefta ma layska qaadaa

Cudurka neefta ma layska qaadaa Su’aasha: Asc walaal waxaan dhigta meel music lagu barto waxa joogan dad neef qabaan maqribka way dhacaan oo sida qalal ayaan neefta kudhagta marka xanuunkaas ma layska qaadaa qaada Jawaabta: Marka hore wax kale oo fiican maad waysay aad barato markaad baranayso music, waxaa fiican in laga fogaado wixii shubho […]
Magacyada Alle 99-ka oo af Soomaali loo tarjumay

Magacyada Alle 99-ka oo af Soomaali loo tarjumay Qofka ku ducaysta magacyada Alle wuxuu helayaa ajir weyn, magaca Alle kan ugu weyn wuxuu ku dhex jiraa magacyada Alle, shaki kama taagna qofka mar walba ku ducaysta magacyada Ilaahay inuu mar la waafajinayo magaca ugu weyn. Magacyada Alle sida quraanka lagu sheegay way badan yihiin wuxuu […]
Filimada hindiga ah ayaan daawadaa ma iska daynayaa mise waa caadi

Su’aasha: 1.Asc wall waxaan go aan ku qaatay inaa siigada iska daayo iina soo duceeya in ilaahay iga madoobeeyo 2.Tan labaad siigo ayaan rabaa inaa iska daayo hadana filimada hindiga ah ayaan daawadaa ma iska daynayaa mise waa caadi waan iska daawan karaa 3.aflaam ta anshax darada maku jiraan filimada caadiga ah oo hindida intaas […]
Mashxarada ama alalaaska diintu Maxay ka qabtaa walaal

Su’aasha: Naagta markii la nikaaxo dumarka goobta jooga waxay sameeyaan Alalaas ama mashxarad marka alalaaska iyo mashxaradu dumarka sameeyaan xilliyada xafladaha ama arooska diinteenu maxay ka dhahday Jawaabta: Alalaaska ama carabdhowga ama mashraxada waxaad u taqaanaba, dumarka dhexdooda wax dhib ma laha siiba marka arooska loo alalaasayo, waxaa la diiday kaliya dumarka inay raga hortooda […]
Riyada wiilal biyo ku dhacaayo oo aan badbaadinayo

Riyada wiilal biyo ku dhacaayo oo aan badbaadinayo Su’aasha: Asc wll waxan xalay ku riyooday anoo laba wiil oo yar yar ah lajooga waxan fadhinay meel biyo marayaan wiil kii waynaa ayaan iri ii soo dar biyaha markaas ayuu biyihii ku dhacay kii yaraana markaas ayuu biyihii galay anigii wan ku booday ee kii yaraa […]
Naagta meherkeeda maka dhigi kartaa ninka xubinkiisa taranka

Su’aasha: Waxaan baraha bulshada ku arkay naag meherkeeda ka dhigatay ninka ghursanaayo xubinkiisa taranka inuusan naag iyasa aan ahayn uusan u isticmaalin marka meherkaaso kale ansax ma nqonaa. Jawaabta: Geedka ninka ma noqon karo meher maxaayeelay jirkiisa ayuu ka mid yahay laakin mas’aladan waxaa loo yaqaanaa shardiga inuusan ninka naag kale la guursanin marka uu […]
