Mowliidka ma xadiis sugan ama aayad cadeyneysaa jirta

Mowliidka ma xadiis sugan ama aayad cadeyneysaa jirta Su’aasha: Asc walaal waanku salaamaya waxaana kaaga mahad celinaa qaabka aad su aalaha iiga soo jawaabto mideeda kale waxaan ku weydiinayaa Bisha muxaram 12keeda culimada suufida waxay sheegaan inay tahay maalintii uu dhashay suubaneheena scw islamarkaana waxay sameyaan fantastiyooyin ay ku cabirayaan waxay ugu yeereen mowliidka marka […]
Qoyaanka buumada goorma uu shaki keeni karaa

Su’aasha: Sakay salada suubax hurdo ayay igudaftay mardambe Ayan sokacay kuleyl aya jiray wan qabeystay Wana tukaday kadib cashar Ayan aqristay kadib hurdada Ayan kulabtay waxaan iskasibay shorka ama buumaha qooyan Ayan Ayan isku arkay shaki aya saladi igagalay aan tukaday lakin marlabad matukan ee wan iska sexday salada miyan soqalaye. Jawaabta: Qoyaanka aad aragtay […]
Riyada qof Mindi kuu wata aad iska celinayso

Su’aasha: Asc webka Daruur walaalaha Daruur aad ayaan ugu mahadcelinayaa Wll waxaan xalay ku riyooday qof Mindi ii wato oo raba inuu igeliyo mindida anigana inaan iska celiyo ayaan rabaa Marka uu ila soo aado gacanta ayaan ka qabanayaa mararka qaar anaaba aadayo isagoo Mindi wato ayaan kahortagayaa isagana wuu ila dagaalayaa Wuxuu rabaa inuu […]
Riyada ninka iyo naagtiisa isla socda

Su’aasha: Asc , naag iyo ninkeeda ayaa socday , naagta waxay sidaa baaf , beeshan iyo saxan yarka diishka , ninka waa ka haray abaar kadib, naagta waxay meel geedo agaaran badan leh oo cariiri ah, qaaday , waxay heshay bajaaj way hishiin waayeen maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa noloshooda inay isbadali doonto […]
Waxaan ku riyooday gabar an aqaano anigoo bigri jibinaayo

Su’aasha: Asc asxaabta dhamaan/salaan kadib/waxaan ku riyooday gabar an aqaano anigoo bigri jibinaayo Hadane la seexanayo xoogaa yar mexee tahay riyadaas. Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada inaad heli doonto nolol cusub oo farxad leh waxaana kuu furmi doono albaabada arsaaqda haddaad tahay qof ganacsade ribix badan ayaad heli doontaa ganacsiga waad ku guulaysan doontaa, bikaarada waxay […]
Riyada kab la’aanta iyo raadinta kabaha

Riyada kab la’aanta iyo raadinta kabaha Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo dacas la aan socdo hadana qofkasta uu i weydiinaayo dacaskeyga anigana aan raadinayo meel kabo lagu gado dareemayo xanuunka kab la aantu leedahay bal midaasna iifasir Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa wax inaad waayi doonto waxay noqdaanba riyada kabaha aad la’dahay waa arrin murugo leh […]
Riyada faras cad dhintay oo faras kale dul taagan

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyodey faras cad oo la cunay inu ey cun aya la ishegay raqda faraska waxa dul tagnaa faras kle oo buuran quruxbadan marka raqda faraska wu aha mid madhay ama inbadan kaso waregty wuxu u eka qalfoof inta kurta uunban cadi u muuqatey Khyr ban rajeynya alle ha idin sharafo […]
