Riyada nin deris aad ahaan jirteen

Riyada nin deris aad ahaan jirteen Riyada: Asc.walaal waxaan arkay nin deris ahaan jirnay oo nool hadda waxaan kuwada hadleynaa telephon maxay noqon riyadda ? Fasirka: Riyada waxay noqon kartaa nafsi, waxaa laga yaabaa inaad ka fikirtay ninkaas. Illeen taleefan ayaad ku sheekaysataan, marka caqliga gudaha ayaa kuu muujinaya markaad seexato. Waxaa kaloo ay noqon […]
Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan

Waxa keeno gabadha laga dhex hadlayo iyo xanaaqa badan Su’aasha: Asc wlalayaal ad ban idin salamayaa. Waxan rabaa labo suaal in LA iga jawaabo Mida kowaad .maxaa sababa gadhaha laga dheh hadlaay Mida labaad Maxaa keena culayska saaidka ah la dareemo marka wax ban rabtid sida wax aqriska kalsoni la.aanta dabeecad xumo iyo mararka qaar […]
Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga

Riyada anoo ooyaya oo hooyo la jooga Riyada: Salaam calaykum Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya oohin aan badnayn waxaan la jooga hooyo i leh akhriso waxaan ka baqayaa jin inuu I galo oo waxaan akhrinaya aayad kursi iyo suurad الزلزلة iyo quraan kale Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibka aad dareemayso aad ka bixi doonto […]
Waxan ku riyooday ninkayga oo la galmoonaya naag u qabo wiil yaroon habo u ahay

Waxan ku riyooday ninkayga oo la galmoonaya naag u qabo wiil yaroon habo u ahay Riyada: a s c waxaan riyo ku arkay gurigayga hortisa biyo sidi bad camal o kale ninkayga iyo naag u qabo wiil aan habo u ahay iyago biyaha kuwada jira o raaxaysanaya aniguna waan fiirinayay o wax maseer iyo xanaaqna […]
Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo

Riyada hilib digaag aan soo iibsanayo Riyada Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo tagaya tukaan ka iibsanaya hilib digaag shaf bilaa lafaha ah iyo lugo waan eegaya wixii xun ayaan iska reebaya Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxyaalo noloshaada la xiriiro. Oo kugu caawinaya wax badan inaad samaysato oo aad ka doorato wixii […]
Riyada hooyo nagu dhahayso xajka u diyaargaroowa

Riyada hooyo nagu dhahayso xajka u diyaargaroowa Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday hooyo igu tidhi diyaar garooba adiga iyo gabadh kale xajka ayaad tagaysaane ana farxad aan dareemayo boorso ayaan soo qaatay dhar dirac u badan ayaan ku guray hooyo ayaan u tagay hooyo aduu I raac gabadha kale ha iska joogto haye ayay […]
Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda

Riyo hotel cunto lagu cunayo waxaan ila socotay walaashayda Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga hotel cunaya cunto waxaan la socdaa walashay iyo hablo ay saaxibo yihiin aniga iyo walashay waaxan cunaya roodhi iyo hilib duqad ah 3nooc oo shigni hablo kale waxay cunayaan Roodhi iyo beans waxaan cabaynaa shaah iyo sharaab waxa […]
