Riyada anoo lacag tirinaayo

Su’aasha: Asc webka daruur Waxaan ku riyoday anigo lacag tirinayoo bal iga jawaab. Jawaabta: Riyada tirinta lacagta waxay tilmaamaysaa inaad ka walwali doonto arrin mustaqbalkaaga la xiriirta, sidoo kale waxay tilmaamaysaa feker iyo mashaakil aad kala kulmi doonto nolosha, siiba haddii lacagta ay badan tahay, guud ahaan tirinta lacagta ma fiicna.
Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday anoo Wabiga ku qubeysanaya oo biyo badan ay socdaan lakiin wax halis kama dareemin marka laga reebay alaab aan watay sida tarmuus iyo kirliga shaaha aan waayay iyo inaan si nabadoon oo an cabsi laheyn ugu baxay dhanka kale ee wabiga anoo dabaalanaya kadib markan xaga tagay family la […]
Riyada Aduunyo gadoonka

Su’aasha: Asc Walaalaha Daruur waxaan ku riyooday Aduunyo gadoon aniga oo qol irid banaan ah jiifo in dhulka dhan uu gubtay oo aan Lugaha ka gubtay hadana Xanuun ma dareemayo deg deg ayaan qolka ugu Soo baxay familkeena iyo dadka oo dhan ayaa isku dhex yaac ka jiraa waxaa la leeyahay Aduunyada way Dhamaatay Waa […]
Site Check scanner For your security

Site Check scanner For your security For your security, if you receive a suspicious link on mail or any social network on the Internet, you must make sure that it is safe and does not contain malicious software through the following tools: Link and File Integrity Check Tool for Viruses: Enter a URL like example.com […]
Sanbabka in la cuno diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: scw bahda daruur anaga hadan somali nahay ma cunno sanbabaka waan iska tuurnaa laakin wadamo badan muslin ayaa laga cunaa sambabaka markan waxan rabaa inad iga jaahil bxisan sanbabka in la cuno diinta maxay ka qabtaa. Jawaabta: Cunitaanka sambabka waa xalaal wax dhib ma laha diin ahaan, dadka soomaaliyeed dhaqan ahaan ayay uga tageen […]
Luuqadda Carabiga qaababka loo baran karo

Luuqadda Carabiga qaababka loo baran karo Su’aasha: Waan idin salaamay bahda daruur. Ajir iyo xasanaad aan la soo koobi karin Allaha idinka siiyo howsha aad dadkiina u haysaan. Waxaan qabaa su’aal. Waxaan ahay muwaadhin qurbaha ku nool, waxaana ahay darawal ka shaqeeyo gaadiidka xamuulka qaada oo inta badanaa firaaqada ayaa igu yar, waxaana doonayaa inaan […]
Riyada gacan muus ah laysoo tuuray anoo suuqa jooga

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SUUQA OO AAD LOO BUUXO QOF IISOO TUURAYO XIDHMO WAYN OO MUUS AH OO ISKU XIDHAN AMA GACAN MUUSA AH ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Muuska waa wax fiican marka lagu riyoodo muuska wuxuu tilmaamaa arsaaq waasac […]
