Riyada madaxwayne Erdogan anoo hab siinaya

Riyada madaxwayne Erdogan anoo hab siinaya

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA GABADH IYO NIN WAXAY HAYAAN NIN BUKA DADKU WAA CARAB WAAN EEGEEGAY NINKII BUKAY OO AFKALE AYAYKU HADLAYEEN WAANSE AFGARANAYAY AYAA WAXAN ARKAY MADAXWAYNE ORDUGAN OO DHINACAYGA FADHIYA KABACDI WAAN SALAMAY OO HAB […]

Riyo hal naas iga dhacayo waxaan ahay gabadh wali guursan

Riyo hal naas iga dhacayo waxaan ahay gabadh wali guursan

Su’aasha: Asc waxaan ahay gabadh wali anan gursan waxa ku riyoday ano hal naas kan bidixda ah iga soo dhacy aan la yabanahay aana qarqarina dadka ka qarina. Jawaabta: Riyada naaska dhacayo waxay tilmaamaysaa inaad ku fashilmi doontid waxyaalo la xiriira nolosha siiba arrimaha guurka iyo helitaanka nin aad ku qanacdo ama waxaad ku dhici […]

Riyada gabar jimaac la samaynayso nin aysan aqoonin

Riyada gabar jimaac la samaynayso nin aysan aqoonin

Su’aasha: Waxan ku riyooday anigo galmo la samenayo nin aanan aqoonin hadana aan aad u raaxesanayo Jawaabta: Gabar doob ah haddii ay ku riyooto iyadoo nin galmo la samaynayso waxay tilmaamaysaa riyadaas gabadha xaalkeeda inuu si fiican isu badali doono isbadalkaas guur ayuu noqon karaa, haddii ay tahay gabar xaas leh waxay gali doontaa nolol […]

Riyada anoo lacag tirinaayo

Riyada anoo lacag tirinaayo

Su’aasha: Asc webka daruur Waxaan ku riyoday anigo lacag tirinayoo bal iga jawaab. Jawaabta: Riyada tirinta lacagta waxay tilmaamaysaa inaad ka walwali doonto arrin mustaqbalkaaga la xiriirta,  sidoo kale waxay tilmaamaysaa feker iyo mashaakil aad kala kulmi doonto nolosha, siiba haddii lacagta ay badan tahay, guud ahaan tirinta lacagta ma fiicna.

Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riyooday anoo Wabiga ku qubeysanaya oo biyo badan ay socdaan lakiin wax halis kama dareemin marka laga reebay alaab aan watay sida tarmuus iyo kirliga shaaha aan waayay iyo inaan si nabadoon oo an cabsi laheyn ugu baxay dhanka kale ee wabiga anoo dabaalanaya kadib markan xaga tagay family la […]

Riyada Aduunyo gadoonka

Riyada Aduunyo gadoonka

Su’aasha: Asc Walaalaha Daruur waxaan ku riyooday Aduunyo gadoon aniga oo qol irid banaan ah jiifo in dhulka dhan uu gubtay oo aan Lugaha ka gubtay hadana Xanuun ma dareemayo deg deg ayaan qolka ugu Soo baxay familkeena iyo dadka oo dhan ayaa isku dhex yaac ka jiraa waxaa la leeyahay Aduunyada way Dhamaatay Waa […]