Gabar ku riyootay ayeeydeed iyo awoowgeed oo qabrigooda is dhinac yaalo

Su’aasha: Fg Riya hore oo an qalday Asc gabar ayaa waxay ku riyootay iyadoo Gabar yar sinta ku wada ayeeydeed oo dhimatay iyo awoowgeed oo nool oo qabrigooda is dhinac yaal ayeeyada way dhibaneyd dadka Qabriga kula jira ayaa dilayey waxayna laheyd iga war haaya gabadhii ay sinta ku wadatay ayey ayaayadii laaceysaa balse gabadha […]
Riyada sida loo fasirto may noqotaa

Riyada sida loo fasirto may noqotaa Su’aasha: Asc waxaan maqlay in Riyada sida aad u fasirato Shar iyo qeyrba ay noqoto waxaa jiro riyooyin Laga gaabsado sheegistooda oo Laga duceysto hadii aad sheegtidna sida lagu fasiray noqonayo Hadaba hadii aan wax xun ku riyoodo in aan qariyo ma xal bey iitahay hadii wanaag loo fasirose […]
Riyada qof kasta ma fasiri karaa

Su’aasha: Asc waxaan doonayaa in aad iga jaahil bixisaan Riyada Qaabka loo fasiro waayo Riyada ma ahan wax rasuulka Laga soo xigtay fasirkeeda maxaayeelay waxyaalaha lagu riyoodo Sabanadan ma ahan wax jiray waguu rasuulka dunida saarnaa sida Diyaarad Su,aaasheyda waxay tahay Maxaad u baahan tahay Si aad u noqoto mufasir Riyo Cid kastase ma noqon […]
Riyada kariska bariiska iyo fiiqidda galeyda

Su’aasha: Asc wllo adban idinku mahadcelinaya bahda daruur jasakalah khayr waxd ifasirtaa wllo riyadan Waxn ku riyodey aniga iyo familigyga oo guri an kayaga aheyn joogno on leyhy gurigan an uso guurney wuxu leyahay albaab dibada waxan hagajinayey ka fiiqayey galey la cuno wan tumay haga jiyey kadib casho ayan ka dhigayey wakhtigi aya iga […]
Dadka aan la gaarsiinin diinta xukunkooda muxuu yahay

Dadka aan la gaarsiinin diinta xukunkooda muxuu yahay Su’aasha: Asc 2019kii waxaan la sheekestay Wiil u dhashay wadanka Nigeria si Kedisa ah ayaan Facebook isaga baranay aniga oo markaa doonayey inaan waxka ogaado Forex iyo Bitcoin Wiilkii in badan ayaan sheekesanay English keygana ma wanaagsaneyn lkn ugu yaraan isaga waan fahmayey waxaan isku dayey inaan […]
Gabar ku riyootay wiil ay jeceshay oo gaari la gadoomay

Su’aasha: Asc waxa riyooday wiil an jeclahay oo gaari la saaranahay gaariga si fiican u waday markas ku arkay gabar gaariga la hadlay aniga xoga ka miserable kadib shil galay gariga dhana gadomay aniga gortaa kaso baxay ma aqaan bananka daagnay wilki isbitaal geyey waa caawiyey maxe noqon kartaa. Jawaabta: Wiilkaas xaalkiisa wuu isbadali doonaa […]
Riyo cajiib badan dumar ila socda iyo shinbir mas cunayso

Riyo cajiib badan dumar ila socda iyo shinbir mas cunayso Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday ani iyo gabdho Mar hore isugu keen danbay say on meel magala ah oona garanayani dhex maraynay saan u soosoconay baan kusoo baxnay masaajid wayn oo gabdho wada xijaaban kujiraan xiyaabo culusbay qaba kujiraan wayna qaylinayeen niman […]
