Cunug laba jir ah subaga idaha mala siin karaa

Cunug laba jir ah subaga idaha mala siin karaa

Su’aasha: Cunaga haduu xasaasi qabo oona jira labo sano mala siin karaa subaga idhaha sideena lo siyaane. Jawaabta: Ilma da’daas ah haka badinin subag ide ama baruurta idaha maxaayeelay baruurta idaha way culus tahay ilmo labo sano jira dheefshiidkiisa si xoog uma xamili karo inkastoo aysan dhib u keenin inta badan laakin waxaa habboon in […]

Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan

Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan

Bahalka ninka ugu raaxada badan ay dumarka ka helaan Su’aasha: scw bahda daruur su’aal ayan qabaa oo ah mid la xiriirito raaxada gogosha waxan maqlay dumarka inay kala raaxo daran yihiin rag kaste kama helaan waxay ka helaan raga qaar kaliya taas ma iisheegi kartaan faahfin dheraad iga siiya guska raaxada badan waa kee oo […]

Riyada aadidda kaluumeysiga iyo gabar madax-qaawan

Riyada aadidda kaluumeysiga iyo gabar madax-qaawan

Riyada aadidda kaluumeysiga iyo gabar madax-qaawan Riyada: Asc xili duhur ah aniga oo jiifa masjid ayaa waxaan ku riyooday aniga iyo wiil aan saaxiibo nahay oo Badda joogno waxaan u soconaa kuluumeysi aniga wax badan kama aqaan waxaan leeyahay gormaa la baxayaa isagana Wuxuu ileeyahay waxyar sug Gabalka ha dhacee waala baxaa Kadib waxaa meel […]

Riyada Gaariga oo Soo laa laabata

Riyada Gaariga oo Soo laa laabata

Riyada Gaariga oo Soo laa laabata Su’aasha: Asc Subax ah oo aan hurdada ku laabtay baa waxaan ku riyooday aniga oo gaari wada oo marba looto ka bixinayo Gaari kale ayaan ku dhici gaaray hadana bareeg ayaan qabtay markii dambe waxaan maray Wado ciidan u xiran oo jid gooyooyin yar yar leh jid gooyooyinkii ayaan […]

Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa

Qofkii qof ileysto dambi maa loo qoraa

Qofkii qof kale ileysto dambi maa loo qoraa Su’aasha: Asc bahda daruuro wllyal waxaan rabaa in aad ila talisaan waxaa i ilaysatay qof waalid iigu quman wayna iga qaylin marka quraan laygu akhriyo waxay igu ilaysatay tinta markii quraan laysaaro way igusoo noqotaa mudo dheer wllyaal maxaan sameeyaaa ilataliya miyaan u sheegaaa mise mise waan […]

Qooraha xoolaha maxay ka qabtaa diinta in la cuno

Qooraha xoolaha maxay ka qabtaa diinta in la cuno

Su’aasha: Asc dadka qaar ma cunaan dadna way cunaan qooraha xoolaha sidoo kale xubinta taranka xoolaha xalaasha ah sida ariga iyo lo’da iyo geela diinta in la cuno maxay ka qabtaa xalaal miyaa mise waa xaaraan. Jawaabta: Wax xaaraan ka dhigayo ma jiro daliil xaaraan ka dhigayo masoo aroorin hilibka ayay la mid yihiin qooraha, […]

Waxan ku riiyoday nin musharax xildhibaan ii diri raba Canada

Waxan ku riiyoday nin musharax xildhibaan i diri raba Canada

Su’aasha: Asc Sheekh xalay waxan ku riiyoday nin musharax xildhibaan oo aan la shaqeynaya oo ii dhahaya Dalka canada ku geeynaya asagoo magaceyga saddaxan iga qoraya maxay noqon karta fasiirka riyadaas. Jawaabta: Waxaad ka heli doontaa ninkaas ama qof kale jago haya war aad ku faraxdo oo mustaqbalkaaga wax weyn ka badalaya, waa riyo fiican […]