Riyada qof kasta ma fasiri karaa

Su’aasha: Asc waxaan doonayaa in aad iga jaahil bixisaan Riyada Qaabka loo fasiro waayo Riyada ma ahan wax rasuulka Laga soo xigtay fasirkeeda maxaayeelay waxyaalaha lagu riyoodo Sabanadan ma ahan wax jiray waguu rasuulka dunida saarnaa sida Diyaarad Su,aaasheyda waxay tahay Maxaad u baahan tahay Si aad u noqoto mufasir Riyo Cid kastase ma noqon […]
Riyada kariska bariiska iyo fiiqidda galeyda

Su’aasha: Asc wllo adban idinku mahadcelinaya bahda daruur jasakalah khayr waxd ifasirtaa wllo riyadan Waxn ku riyodey aniga iyo familigyga oo guri an kayaga aheyn joogno on leyhy gurigan an uso guurney wuxu leyahay albaab dibada waxan hagajinayey ka fiiqayey galey la cuno wan tumay haga jiyey kadib casho ayan ka dhigayey wakhtigi aya iga […]
Dadka aan la gaarsiinin diinta xukunkooda muxuu yahay

Dadka aan la gaarsiinin diinta xukunkooda muxuu yahay Su’aasha: Asc 2019kii waxaan la sheekestay Wiil u dhashay wadanka Nigeria si Kedisa ah ayaan Facebook isaga baranay aniga oo markaa doonayey inaan waxka ogaado Forex iyo Bitcoin Wiilkii in badan ayaan sheekesanay English keygana ma wanaagsaneyn lkn ugu yaraan isaga waan fahmayey waxaan isku dayey inaan […]
Gabar ku riyootay wiil ay jeceshay oo gaari la gadoomay

Su’aasha: Asc waxa riyooday wiil an jeclahay oo gaari la saaranahay gaariga si fiican u waday markas ku arkay gabar gaariga la hadlay aniga xoga ka miserable kadib shil galay gariga dhana gadomay aniga gortaa kaso baxay ma aqaan bananka daagnay wilki isbitaal geyey waa caawiyey maxe noqon kartaa. Jawaabta: Wiilkaas xaalkiisa wuu isbadali doonaa […]
Riyo cajiib badan dumar ila socda iyo shinbir mas cunayso

Riyo cajiib badan dumar ila socda iyo shinbir mas cunayso Riyada: Asc bahda daruuro wll waxan ku riyooday ani iyo gabdho Mar hore isugu keen danbay say on meel magala ah oona garanayani dhex maraynay saan u soosoconay baan kusoo baxnay masaajid wayn oo gabdho wada xijaaban kujiraan xiyaabo culusbay qaba kujiraan wayna qaylinayeen niman […]
Waxaan arkay islaan habar yar igu aadan

Su’aasha: Asc, waxaan arkay islaan habar yar igu aadan oo joogno deegaan ku soo guurnay usocono magaalo , waxaa la socday caruur oo labisan ayadan way la lahadleysay caruurta , wayna faraxsaneed , kawaran ? Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa qof qaraabo ah inaad meel la aadi doonto xiriirna idin dhex mari doono. Dhowr jeer […]
Naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan

Su’aasha: Asc, naag la qabo waxay ku riyootay ayadoo aroos ah faraxsan oona la dhahaayo qol gal aroos tahay , mana taqaano kan aroosay , ilaa shan qofna way ka joogeen guriga , maxay noqoney ? Jawaabta: Waa farxad ay heli doonto naagtaas riyada waa riyo fiican nolol wanaagsan ayay la qaadan doontaa ninkeeda si […]
