Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha

Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha

Riyada anoo aasayo umul muminiina Caaisha Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo aasaayo umul muminiina Caaisha bintu abii bakar qabriga dhax dhigaayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto murugo oo la xiriiro noloshaada. Waayo magaca wuxuu tilmaamayaa nolol iyo cimri dheer laakin aasitaanka ayaa laga fahmayaa dhibaato. Waxaa lagaaga baahan yahay inaad […]

Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo

Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo

Riyada tuug guriga iisoo galayo oo quraan aan akhrinayo Riyada: Waxaan ku riyoodey 1 tuuga isoo dhacey waxba ima dhihin kadibna daqada ka dhacey albaabkii tuugu kasoogaley xidh isdhahay wuu I xidhmiwayey sifiican kadib tuugle soo dhacey kadib waxaan uqaatey mindi isagana waxa uusameynayey sida qof isirxayo oo kle gacmaha unbuu seydhyey ana waxaan bilaabey […]

Riyada aniga oo suuratul nasri aqrinaaya

Riyada aniga oo suuratul nasri aqrinaaya

Riyada aniga oo suuratul nasri aqrinaaya Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo suuratul nasri (سورة النصر) aqrinaaya Fasirka: Riyadan wax badan ayaa lagu fasiraa, waxaa ka mid ah guul aad gaari doonto. sidoo kale in aad heli doonto khaatumo wanaagsan. Sidoo kale qof lunsan inaad sabab u noqon doonto hanuunkiisa. guud ahaan waa riyo aad […]

Riyada gabar aan aqaano oo aan naaska ka taabanayo

Riyada gabar aan aqaano oo aan naaska ka taabanayo

Riyada gabar aan aqaano oo aan naaska ka taabanayo Riyada: Gabar aan isku xaafad nahay oo aan qaraabo nahay aniga oo in badan naaska ka taabanayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inaad xiriir la yeelan doonto oo aad u dhowaan doonto. Waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso wixii kugu ridi karo xumaan. Taabashada naaska waxaa […]

Riyada anigoo xabad laygu dilayo

Riyada anigoo xabad laygu dilayo

Riyada anigoo xabad laygu dilayo Riyada: Waxaan ku riyooday aniga oo la i dilaaya Waliba xabad ay igu dhaceyso. Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa arrin culus oo dhib kuu keeni karto. Waxaad iska ilaalisaa dadka cdaowga kugu ah.   Riyada dilka halkan ka daawo   The dream is a warning, you are being […]

Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo

Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo

Riyada cudurka eedhiska kugu dhacaayo Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo cudurka eedhiska igu dhacay anigane aan wax walwal ah ka qabin o dhahaayo ilahay baryaa suratu baqaraa aqrisanaa 1 bil kadibna waaka caafimada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad la kulmi doonto oo dhibaato leh laakin dhib kuma soo gaarayo Waxaad ka gudbaysaa […]

Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo

Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo

Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday anigo oo jooga meel doorasho oo la codeyna warqadi codeynta waxaan ku qoray digriga towxiidka laa ilaaha ilalaahu waxdahu laa shariika lah lahul mulku walahul xamd wahuwa calaa kuli shey’in qadiir iyo magaca maryam Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn […]