Waxan ku riyoodaa nabiga (scw) ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga

Waxan ku riyoodaa nabiga (scw) ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga

Su’aasha: Asc. Walal doqeyga wali lama kulmin qofne wali majeclanin lkn waxn ku guursada ka heli tan iyo calafka gurar badan aya iga halaba lkn saliga nabiga ayan aqriya marka aan aad uga fakaro doqeyga waxan ku riyoodaa nabiga ama aniga oo aqrinaya saliga nabiga wayna igu soo noq noqta. Jawaabta: Riyada waa khayr qofkii […]

Comment Maka bixin karaa Fariimaha dadka kale

Comment Maka bixin karaa Fariimaha dadka kale

Su’aasha: Asc waxaan in badan arkaa Su,aalo jawaabta ugu haboon oo Qaarkood aan tijaabo ahaan u maray in aan siiyo dadka halkan Su,aalaha kusoo post gareeyo Su,aasheyda waxay tahay ma gaareysaa fariinteyda aan commentiga kusoo gudbiyo Sharci ahaana Policy-giina maka mid yahay in Fariin Comment ah la bixin karo Jawaabta: Haa waad bixin kartaa, su’aal […]

Riyada Tahriibka Gariiga oo Turkiga loo marayo

Riyada Tahriibka Gariiga oo Turkiga loo marayo

Su’aasha: Asc waxaan markii labaad ku riyoonayaan aniga oo u safray Turkiga oo Tahriib ugasii gudbay Gariiga waxaan saarnaa Gaari Bas ah aniga iyo dad badan waxaa Gaariga Nala saarnaa askar waxay naga Xigeen dhanka albaabka baska aniga waxaan isleeyahay waxay halkaas u fadhiyaan waa inay na celiyaan Marka aan baska ka dageyno markii dambe […]

Kalitalisnimada cudur nafsi ah miyaa

Kalitalisnimada cudur nafsi ah miyaa

Su’aasha: Asc tan iyo qaan gaarkeygii waxaan isku arkay in aan aad u Xiiseeyo Darajada iyo sareynta waligay waxaan ku fakiri jiray in aan madaxweyne noqdo Waxaan aqrisadaa Qoraalada ku saabsan Diktaatiriinta iyo aas aaska rajiimyada waxaan qiyaasaa oo sawirtaa sida Nin kaliya Ku maamuli karo dal Si awood leh heer waxaan marayaa in cudur […]

Wiil an garanayo oo an guri wada daganahay oo ku riyooday anigo lay dilayo

Wiil an garanayo oo an guri wada daganahay oo ku riyooday anigo lay dilayo

Su’aasha: wiil aan garanayo oo an qol wada daganahay ayaa ku riyooday anigo la idilayo wuxu igu dhahay riya ayaad igaga hor imatay waxan kudhahay askar aya dadka dileysa is ilaali markaad isii daba mareyse ayaa xabad la soo tuuray aniga wan ka gambaday adiga ayaay kugu dhabarka kaga dhacday ayu igu dhahay markad sojeedsatayna […]

Riyada bambo oo guriga ku qarxaysa oo aniga kaligay ka badbaadaya

Riyada bambo oo guriga ku qarxaysa oo aniga kaligay ka badbaadaya

Su’aasha: اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎ Waxa aan ahay wiil iskaabulo ah Waxa aanan ku riyooday ano xaas qabo oo uur la ii leeyahay oo aadna u faraxsan Blse aniga & xaaskayga oo guriga joogna oo iska baashaalayna ayay rag noo soo galeen aanan garanayn kadibna waxa ay ii dhiibeen biryar oo malaasan wayna yaaceen […]