Hadaan eey korsado diinta islaamka maxay ka qabtaa

Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan guri an leeyahay waxa idhabay o isoo dhacay habeena badan tuug marka kuwan dariska nahay waxay hayistan eey sidaas daraaded tuuga way ka amaan joogan in kastoy dariskayigu ay yihin gaalo marka anigu hadaan eey kor’sado anigo nijaas’ta dhareer’ka af’kisa iska ilaaliyo ma xaaran buu iga noqonaya. […]
Riyada dhagax oo cirka kasoo daadanaya

Riyada dhagax oo cirka kasoo daadanaya Riyada: Asc Waxa aan ku riyooday dhagxaan madmadow oo samada ka soo daadanaya sida roobka Maxu naqonaya fasirkeedu MAHADSANIDIN. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa meesha dhagxaantaas ay ku soo daadanayaan in ay degan yihiin dad Alle aan ka baqaynin oo xumaan samaynaya, dadkaas waxaa ku habsan doono haddaysan ka noqonin […]
Riyada roobka imaanayo biya la’aan kadib

Su’aasha: Asc waan idin salaamay bahda daruur. Waxa aan ku riyooday dhul abaar ah oo biyo la’aan darani ka jirto Oo uu roob aad u wayni isasooqabtay daqiiqado yar gudaheedna Biyuhu dhulka cadeeyeen Mahadsanidin. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada khayr iyo barwaaqo ayay tilmaamaysaa iyo in Ilaahay naxariistiisa la heli doono, waa riyo aad u fiican […]
Ninka iyo xaaskiisa oo muuqaal galmo iska duubaya diinta waxa ay ka qabto

Ninka iyo xaaskiisa oo muuqaal galmo iska duubaya diinta waxa ay ka qabto Su’aasha: asc waxan rabaa inaad iga jaahil bixisaan ninka iyo xaaskiisa xiliga galmada haday isduban oo ay daawadaan mar kale ay ku raaxaystaan xalaal miyaa misa wa xaran diinta maxay ka qabtaa in ninka naagtisa uu duubo iyadoo sariirta saaran iyadoo qaawan […]
Kacsiga aan daal lahayn ilaa 10 jeer

Kacsiga aan daal lahayn ilaa 10 jeer Su’aasha: Asc bahda daruur salan kadib Waxan isku arkay xiliga galmada inu bahalka aad iiga adkaado sida inu qarxi rabo cml walibana saaid dareenkayguna uukasidarayo markasto biyabaxo noqnoqoshadayduna waa saaid ilen maba damayo ilaa aan kabaqo inu dhig iga yimado aan ano usi bahan iska daayo xataa mararka […]
Dhagaha iyo dhanxaniga oo i cuncuna

Su’aasha: Asc dhaman bahda salan kadib Waxan isku arkay cun cun dhagaha gar ahan mida bidix iyo dhanxaniga waliba markay cuncunkaas igu bilowdo waan hindhisaya waliba said sida qof sanbor hayo cml mana qabo sanbor waxan kolki hore moday sanbor waxana isku barobeyay waxwalbo sanborka qofka qabo kukicinkaro iyo melaha buxta badan waxna kama aan […]
Canbaarta waxa keeno iyo daawada lagu daaweeyo

Canbaarta waxa keeno iyo daawada lagu daaweeyo Su’aasha: Asc bahda daruur dhaman tiin salan kadib Hadan ugudbo su,ashayda waxan malmahan danbe isku arkay canbarta bahasha layirah magackale uma aqane oo jirka mela badan igaga taala inta aan arkay labada dhinac ee feraha wey iga tala labada lugod sidokale xata xinin yaha 3mel ban ku arka […]
