Waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman

Waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman Riyada: Asc wall waxaan ku riyooday anoo libaax dilaya mana dhiman libaxa aara wana ka dhuntay aaqir. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof awood leh inaad ka adkaan doonto waxaa laga yaabaa qofkaas inuu kugu yahay cadow, waxaa kaloo riyada ay tusin kartaa guul aad gaarayso maxaayeelay libaaxa […]
Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii

Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo siigada Waan Joojiyay Talo isii Su’aasha: Kaadida Ayaa i gubta Mana Xajin Karo Aafada Waan Joojiyay Talo isii Dr mahadsanid. Jawaabta: Inta badan arintaasย marka ay qabsato dadka siigaysta waxay ka dhalan kartaa waxyaalaha kiimikada ku jirto qofka marka uu ku siigaysanayaao sida shaambada iyo saabuunta ama oomada […]
Dhibta siigada marka layska joojiyo miyay muuqataa

Dhibta siigada marka layska joojiyo miyay muuqataa Su’aasha: ๐ผ๐๐๐๐๐ ๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐๐ช ๐ฟ๐๐๐ญ ๐ ๐๐ง๐ค ๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ ๐ช๐ฎ๐ ๐๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป ๐ฎ๐ต ๐๐ฎ๐๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ฎ๐ธ๐ถ๐ถ๐ป ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ ๐๐ผ๐ผ๐ท๐ถ๐๐ผ ๐๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น ๐๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฌ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ ๐ช๐ฐ๐ป ๐๐ฟ Jawaabta: Qofka marka uu wax ku macaansanayo dhibka ma dareemo waa sida qof hurdaya oo kale oo riyo macaan badan ku jira […]
Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA

Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA Riyada: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAN AHAY DHAKHTAR WAXAAN KU RIYOODAY DAAWOOYINKA AAN SAMEEYO OO WADANKOO DHAN GAADHAY AAN JOOGO OO WAXTARKEEDA AAD LOOGU FARXAY NOQDAYNA DAWOYIN CAAFIMAD ILAAHAY GALIAY IYADOO WARBAAHINTA AAD LOOGA […]
Riyada anoo cabaaya sharaab Coca-Cola

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH ALLAH MACAK Waxaan ku riyooday anoo cabaaya sharaabka coke cola Oo quraarad ku jira oo macaan ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Guud ahaan riyada cabitaanka macaanka ah waa riyo wanaagsan inta badan waxay tilmaantaa qofka sida uu uga gudbo mashaakilka xagga maalka iyo hantida, sidoo kale […]
Riyada casuumad aad u wayn oo macmacaan aan cunay

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO QAADHI WATA AYAAN WAXAAN HELAY MAC AAD U WAYN OO UU KA BUUXO WAX MACMACAAN OO AAD U FARA BADAN OO KALA WADA NOOCA KEEG, QUREEC, KU LAGU DARAY MALAB OO AAD U BADAN WAAN […]
Riyada anoo warqad qof u saxeexaaya

Su’aasha: ALLAH MAHADLEH ASC ALLAH MACAK WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WARQAD LA ILEEYAHAY U SAXEEX WAXAA KA DHIMAN SAXEEXAAGEE WIIL AAN AQAANO MEEL XAFIISA WAAN U SAXEEXAY WAXAANAN RAACIYAY MAGACAYGA MARKAASUU QAATAY ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto waxa aad ku tala […]
