Qofka hooyadiisa iyo walaalihiisa dhib ku qaba wuxuu sameeyo

Su’aasha: Asc , ninbaa dhibaato ku qabaa qaraabadiisa si gaar ah walaalahiisa iyo hooyadiisa , way dhibaan way ciriiriyaan , marka maxaa la gudboon ninkaan, mise wuu goynayaa ? Jawaabta: Ma gooyn karo hooyadiisa iyo walaalihiisa, laakin wuxuu ka fogaanayaa dhibka ay ku hayaan hadduu awoodo inuu meel kale ka aado way fiican tahay, dal […]
Riyada macalinka oo iga dalbanayo koofiyad midda sunnada

Riyada macalinka oo iga dalbanayo koofiyad midda sunnada Riyada: Asc bahda daruur, waxaan arkay macalin i akhrin jiray kutubta diiniga ah asagoo i dhahaayo i keen koofiyad fiican kuwo sunnada ah, anigana ku dhahaayo maxaa kale? Marka aniga waxaan ahay ganacsade markaas, maxaa la dhihi karaa?. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heer sare gaari doonto […]
Riyada cayaartooyga Ronaldo iyo dagaal dad dhex marayo

Riyada cayaartooyga Ronaldo iyo dagaal dad dhex marayo Riyada: Asc wll waxaan hayaa labo riyo, waxaan fadhiyay meel dad badan ayaan ahayn kuwo caan ah iyo ku faqiiriin ah kuwa taajiriin dhinac walba oo bulshada ah kadib waxaa dhinacayga fadhiyay qof timo waa wayn leh oo Aan aqoonin ka dib ciyaar yahanka lagu magacaabo Ronaldo […]
Waxaan ku riyooday mobile anoo helay

Su’aasha: Asc walal thanks waxn ku riyoday mobile keyga oon helay markas ayn leyahy meshan wax laguma xado islan aya idheheysa Aniga kuu ilaley meshan wax laguma xado hadane wxan imi gabdho badan oo mel fadhiga wxey isinayan cunto aad u macan badan oo qudar u badan mana aqano gabdhahas lkn wey astur nayen. Jawaabta: […]
Waxaan ku riyooday qof caan ah gabar guursanayo

Su’aasha: Waxan ku riyoday qof caan ah laba mar hal haben qofkan wuxu guur saday gabar aan aqano wan layabay hadane islamarkii waxan arkay gabar kale oo aqan asago oo ladha hayo wuuu qaba wan layabay 2 marba . Thank you Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo gaari doonaan warar farxad leh oo la xiriira […]
Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda Su’aasha: Asc waxaan doonayaa inaad iga caawisaan magaca loo yaqaan daawada loo isticmaalo kordhinta maadada Zinc magaceeda, iyo daawooyinka finka loo isticmaalo ee maadooyinka Acidka leh magacyadooda Sida Daawada Niacinamide waxaan u baahanahay Daawooyin iyo cuntooyinkan ay ku badan tahay Acidka. Jawaabta: Daawooyin badan ayaa jira oo zinc wata waxaa […]
Faalka mar uu xalaal yahay miyaa jirto

Faalka mar uu xalaal yahay miyaa jirto Su’aasha: Asc Sida Diinta cadeysay Faalka ay dadka qaar ee aqoonta u leh ay fiirsadaan sax ma ahan waana dambi aaminaadiisa Lkn waxaan maqlay in mar uu xalaal yahay ay jirto oo ah Marka qofka uu xaalad kama dambeys ah ama dhib wayn Soo wajahdo ay xalaal u […]
