Waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay

Su’aasha: Riyo waxan ku riyoday nin aan aqanay bari hore anoo la dagaalay oo dad isugu wacaya wa idulmiyay leh ayuub iguy iri ma ogtahay inan sinestay hada kahor ana saas markow.dhahay ayan naxay oo aamusay oo waxan ku fakaray wanayabana oo kaliyey istagay mel walasheyna wa i ag taagned waxan ahay marwo hada. Jawaabta: […]
Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa

Aids Marka uu kugu dhacaba mala Ogaan karaa Su’aasha: Asc waxaan maray Baaritaan guud oo aan Caafimaad keyga ku hubinayey Dhamaan baaritaanadii kale si toos ah ayaa haa ama Maya la iidhahay balse Baaritaan HIV AIDS oo la iga qaaday waxaa la igu yiri horey lagama Ogaan karo oo hadii aad Cudurka qabto Positive ma […]
Riyo waxaan ku arkaa anoo dad dhahaya Alle ka baqa ama wacdinaya

Su’aasha: Asc wll riyo waxaan ku arkaa anoo dad dhahaya Alle ka baqa ama wacdinaya waxan ahay hooyo rer leh Jawaabta: Riyada waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa inaad gaari doontid darajo sare xagga diinta sidoo kale ubadkaaga in ay noqon doonaan dad Alle ka baqaya oo dadka waaninaya, riyada waa khayr iyo bishaaro.
Cirada marka la tifo masoo badataa mise way yaraataa

Su’aasha: Xabad Xabad Ciro Ayaan Leeyahay Markasta oon Mid Isku Arkana Waa Gooyaa Dadka Qaar Ayaa Yidhaahda Hadii La Googooyo Waysii Badataa Halka Qaar Kalana Yidhaahdaan Way Sii Yaraataa Labadaa Fikradood Midkee Saxan Mahadsanid. Jawaabta: Cirrada in la tifo waa laga fiican yahay diin ahaan waa karaaho, axaadiis ayaa kusoo aroortay oo reebaysa arrintaas, waxaa […]
Nin qurux badan marka aan arko waa kacaa arin dabiici miyaa

Nin qurux badan marka aan arko waa kacaa arin dabiici miyaa Su’aasha: scw walaalayal dhib weyn ba i haysta nin qurux badan markan arko kacsi daran ayan daremaa waxan ka baqaa inan xuman ku dhaco midas dabici miyaa waxay igu soo bilaabatay shaakadan anoo qaangaar ah waxan ka baqa inan xuman galo nin qurux badan […]
Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo

Liin dhanaanta timaha marka la mariyo waxtarka laga helo Su’aasha: Liin Dhanaanta Kawaran Hadaan Timaha Marsado Fuuqeeda Ama Meelaha Ay Timuhu Kadaciifeen Mariyo Wax Dhibaato Ah Maku Keenaysaa Timaha Laakiin Maxay Faaiido Uleedahay Timaha Jawaabta: Liin dhanaanta waxtar badan ayay leedahay guud ahaan, marka timaha aan ka hadalno marka la mariyo waxay xoojisaa timaha, sidoo […]
Subax kasta basbaas ayaan quraacda ku darsadaa dhib ma keenaa

Su’aasha: Subax kasta Qaji (Basbaas) Ayaan Quraacda Ku darsadaa Kawaran Wax Dhibaato Ah Ma igu Keenaysaa Markaan Cuntada Kudarsado Kadib Waxaan Dareemaa Firfircooni Saaid Ah Sidoo Kale Waxtarkeeda iisoo Sheeg Jawaabta: Basbaaska aad buu u fiican yahay, siiba midka guduudan, wax dhib ah kuuma keenayo haddaadan iska badinin, faa’idooyin badan ayuu leeyahay xagga caafimaadka, raganimada, […]
