Fasirka riyada ilmo yar oon aad u jeclahay oon cayaarsiinaayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday habeen dhexdaas anigoo cayaarsiinaayo ilmo yar oo aan dhunkanaayo isla riyada dhexdeeda waxaan aaminsanahay inaan canuga dhalay markaasa jacaylka aan ilmaha yar u qabo darteed aan la ilmeeyey maxaa lagu fasiri karaa riyadaas. Jawaabta: Waa bishaaro inshaa Allaah mustaqbalka farxad iyo barwaaqo ayaad ku noolaanaysaa, riyada ilmaha la cayaarsiinayo waa farxad […]
Xaaskayga markaan taleefan kala hadlayo waa dareemaa miyaan kacsi badanahay

Su’aasha: Xaaskayga markaan taleefan kala hadlayo xataa annaga oo aan kaba sheekaysanayn wax galmo khuseeya hadana waxan dareemaa kacsi badan kadibna waxaan isku arkaa qoyaaan, ma la odhankaraa waxaan ahay qof kacsi badan. Jawaabta: Qofka hadduu xaaskiisa muddo moog yahay ama uu ku cusub yahay guurka inta badan kacsi ayuu dareemaa markuu la hadlayo, qofka […]
Dulqaadka ayaa iga tagay niyadjab ayaa igu dhacay ila taliya

Su’aasha: Asc wallal waxaa i haysto dhib ah ayaan dhaweytay ayaa problem may niyada ayaa iga jabtay awal waxaan ahaa nin adag karti damiir leh oo wax walba haday noqoto sheeko dad iska riixis iyo samir ayaan ahaa oo gym dhigta xitaa Lkn ayaan dhawayd intaan problem ayay waxaa i raacey niyad jab oo wax […]
Ninkeyga dhaqsi ayuu ku biyabaxaa geedkana waa ka damaa ila taliya

Su’aasha: Asc wr wallo ani ninkayku marka sariirta undamaged geedkiso horana uuubiyo baxa cuntoyinka sariirtana uufcn uucuna lkn uumashqul badanyhy ana wn Darren badanhy wndhibsada hawl badan maqaban karo ilataliya. Jawaabta: Waxaa fiican inaad ninkaaga la tashato oo aad u bandhigto dareenkaaga, maxaayeelay xalaal buu kuu yahay wixii xalaal kuu ah waa xaq Alle ku […]
Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa

Su’aasha: Asc bahda daruur.com aad ayaad ugu mahadsan tihiin Adeega bulshada gaar ahaan xaga caafimaad ka oo aad dusha urida teen waanad kumahadsan tihiin Alle haydin ka abaal mariyo Adeega caafimaadka ee aad haysaan haday noqoto talo tusaale iyo wax walba oo caafimaadka laxidhiidha thnkz) su aa shayda Dr habeen kii waxaan isku Arkay hur […]
Riyada dad lagaaga digayo inaad la hadasho

Su’aasha: Asc wr wallo wxn kuriyoday walashay iyo hablo ay dumashiyihin gadhi isla saranyihiin kadib anigay iiyedhen oo wallakay lasocdo walalkayna uuididay inan utago lkn marki danbe wnutagay walashay dumashided wxy iwaydisay arimo dhof iyo tahrib kusabsan wxayna iitiri iku xidh qof markan turke dhafo wallashay oo ak fadhidayna way cadhoty kadibna hye ku idhi […]
Qof hurdada dhaxdeda lagu yiri janada ayad ka shaqaynaysaa

Su’aasha: Wll .riyo qof hurdada dhaxdeda lagu yiri so bax waxaw maqla hadal bis oo umajedo waxa hadlaya hawo cidla aya lageyay .haxow yiri maxan qaba .waxa lagu yiri janada ayad kashaqeyne meshan wax jogs maleh qofkas wa mamo. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas nolol cusub inuu galayo ama safar ayuu aadayaa.
