Malabka sokorta ku jiro waxyaalaha lagu garto – Honey and Sugar

Malabka sokorta ku jiro waxyaalaha lagu garto – Honey and Sugar Su’aasha: scw waxaan rabaa inaad ii sheegtaan malabka sokorta ku jirto oon saafiga ahayn, ma leeyahay astaamo u gaar ah malabka aan saafiga ahayn idinkoo mahadsan. Jawaabta: Dadka malabka ka ganacsada badankooda waxay ku daraan sokor, kuwa Alle ka baqo mooyee, kuwaasna way yar […]
Qof kaadi daran hayso salaaddiisa ma ansaxaysaa

Qof kaadi daran hayso salaaddiisa ma ansaxaysaa Su’aasha: Kaadida iyadoo i heyso hadaan tukado salaada may ansixi Mise wan soqaleyn Jawaabta: Waxaa kusoo arooray mas’aladan xadiis saxiix ah oo Muslin saxiixiisa ku wariyay, wuxuu yiri rasuulka (SCW): (لا صَلَاةَ بحَضْرَةِ الطَّعَامِ، ولَا هو يُدَافِعُهُ الأخْبَثَانِ). (Salaad ma jirto iyadoo cunto ay taallo iyo qofka […]
Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta

Haweeney 40 gaartay baan ahay ninkeyga dhib baa galmada ka haysta Su’aasha: swc bahda daruur aad baad ugu mahadsan tihin adeega wayn aad bulshada u haysaan webkan oo kale kuma arag webyada somalida waxaan guda galaa su’ashayda aniga waxaan gaaray 40 sano ninkayga waxaan ku arkay arrimo oo horay uusan ahayn xiliga galmada oo istiinka […]
Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya

Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya Riyada: Asc. Maalin waxaa Ku riyooday gabar aan jeclahay lkn iyada ma ogo anigoo gurigooda joogo mid la dhashay ayaa nala joogay faraanti aan lahaa ayay i waydiisatay ayada iyo aniga kan la dhashay noo dhaxeeyay waa u soo bixiyay ka dib ayay igu dhahday faraantiga farta ii […]
Siigadu Miyay Keentaa Ma Dhalaysnimo Toos Ah

Su’aasha: Siigadu Miyay Keentaa Ma Dhalaysnimo Toos Ah Yacnii La Hubo Jawaabta: Siigada dhibaatooyin badan nafsi ayay leedahay oo qofka fikir iyo cabsi u keenaya, laakin dhalmada si toos ah uma reebi karto, laakin waxaa jirta arrin muhim ah, qofka marka uu iska badiyo siigada biyaha ka baxayo ma noqonayaan biyo adag oo tayo leh, […]
Filimada xunxun madhalays may ninka ka dhigaan

Filimada xunxun madhalays may ninka ka dhigaan Su’aasha: scw walaal aad waxan u dawaday filimada qaawan oo raga iyo dumar isu taga niyadjab ayaan ka qaaday waxan idinka raba talo inaad i sisan oo hadan fuliyo taladas sideydi hore aan ku noqonayo, waxan kaloo aan rabaa inaan ogaado qofka daawada filimadaas oo biyaha isku celiyo […]
Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya

Waxaan ku riyooday anoo abeeso naas nuujinaya kana baqaya Riyada: waxan ku riyoday anoo naas siinaya abeso oo aan ilko qabin kadib hooyadey ayaa igu tiri middan nuuji naaska waxay ii dhiibtay abeeso kale, waxay ahayd abeeso ilko leh waa ka cabsanaayay waxan ka baqay inay i qaniinto hoyadeyda iyo walalkeyga waxay iga dhadhiciyeen inaysan […]
