Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa

Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa

Haddii qofka uu dhaho hantidaada waa iga xaaraan maxaa laga rabaa Su’aasha: Wiil aad dhashay hadaad ku tidhaa adigoo cadhaysan waxaagu waa iga xaaraan (maalkaagu) xaaraan miyuu kaa noqonayaa oo hadaad cunto ma xaaraan baad cuntay maxaase ka ratibmaya (ka waajibaya) hadaad cunto aad baan kuu salaamayaa sheekh Jawaabta: Haddii aad naftaada ka xarrimto shay […]

Riyada nin doonaya gabadhiisa inuu kuu guuriyo

Riyada nin doonaya gabadhiisa inuu kuu guuriyo

Riyada nin doonaya gabadhiisa inuu kuu guuriyo Riyada: Walal waxaan kuriyooday nin aan garanayo la fadhiya gabadh aan walaalo nahay aniguna aan agtooda joogo oo gabadhiisa la raba wiil aan walaalo nahay oo doonayo inuu uguuriyo,kadib buu aniga iiyeeray oo walaalkay wuu iska dhaafay oo wuxuu igu yidhi gabadhayda ayaan kusiinayaa markaas ayaan ka,aamusay markuu […]

Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan

Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan

Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan Riyada: Asc walal waxaan kuriyooday sh cabdirashid cali suufi oo guriga jooga oo kufadhiya kursi, anigana aan meel agtiisa ah joogo oo aan cadaysanayo, kadib baan soo kacay oo aan shekha u,imid markaas ayuu isalaamay oo aan hab isasiinay isagoo dhoola cadaynaya kadib waxaa uyimid aabay oo […]

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa

Xabad qofkale lagu cayrsanayo oo adiga kugu dhacaysa Riyada: Walal waxaan kuriyooday nin aan garanayo oo xabad ku cayrsanaya qof kale kadib kadib xabadii uu qofka kale uwaday baa aniga wadnaha iga dhacday oo caloosha ayay isla markiiba kabaxday, laakiin wax xanuun ah madareemin oo sidhib yar bay iiga baxday Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa […]

Riyada gaariga baska oo la tagayo alaabta ama boorsada

Riyada gaariga baska oo la tagayo alaabta ama boorsada

Riyada gaariga baska oo la tagayo alaabta ama boorsada Riyada: Asc sheikh hooyo waa garoob mse carmal wxy ku riyoote iyado bas ka tage. Dad meesha taagan bay u calacashe gaariga kaas bay iga tageen bay ku tiri. Borsadeeda iyo alab igu jirte ayu igala tage side u gaara baskan. Baskan ma gaareyside iska daa […]

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo

Riyada kabaha suuqa laga raadinayo Riyada: Asc shiikhow waxaa ku riyooday anigo suuqa ka raadinaayo kabo cusub aan gashto Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in ninka aad is guursan doonto soo dhow yahay. Kabaha suuqa laga raadinayo waxay calaamad u yihiin ninka aad guursan doonto. Ninka aad guursan doonto wuxuu noqon karaa qof firfircoon oo wax […]

Riyada madaxweyne Muuse Biixi anoo la jooga

Riyada madaxweyne Muuse Biixi anoo la jooga

Riyada madaxweyne Musse Biixi warqad ii qoraya Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo dhinac fadhiya madaxweynihii hore ee somaliland muuse biixi cabdi kursi ayaan kuwada fadhinay dadbaa nala joogay aan badnayn intuu kacay ayuu hortayda soo fadhiistay ayuu igu yidhi adigu horta kumaad ahayd isu kay sheeg qoladaydii ayaan usheegay waxaan uraaciyay hebel ayaan […]