Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa

Su’aasha: Dhibka Siigadu Qofka Goormuu Bilawdaa Goorma Ayuu Ka-Hadhaa Jawaab Wcn Dr Jawaabta: Taas dadk way ku kala duwan yihiin qofba waa si, guud ahaan siigada qofka marka uu sameeyo waxaa ku bilowdo dhib nafsi ah, kaas wuxuu bilowdaa marka qofka uu biyabaxo, wuxuu dareemaa yaxyax iyo xishood, marka uu dadka la hadlayo wuxuu dareemaa […]
Riyada tuug laga cararayo kadib la duulayo

Su’aasha: Asc waxan kuriyoday ano gurigeyga nin tuuga kuwaregsanayo markan baxmagay wa isocersaday asago ihanjabaya Ana wan dulay o samada ukacay meldhexe ayan dulayay Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto cadow dhib kula maagan kadib inaad heer sare gaari doonto, riyada duulimaadda waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari […]
Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro

Dhibaatooyinka siigada qaar qofka aan ka harin miyaa jiro Su’aasha: Dhibaatooyinka Ay Siigadu Qofka Ukeento Nuucay Doonaanba Ha Ahaadaane QOFKU haduu Ka Hadho Siigada Xitaa Isaga oo-Isnafaqayn Miyay Ka Hadhayaan Dhamaantood Mise Qaar Ayaa La Socon-doona Ilaa Inta Noloshiisa Ka-hadhay. Jawaabta: Inta badan way ka harayaan hadduu si toos u joojiyo, laakin haddii cudur kale […]
Xubinkaygii Taranku Wuxuu Noqday Maro Jileec

Su’aasha: Xubinkaygii Taranku Wuxuu Noqday Maro Jileec Awgeed Siigadiina Waan Iska Daayay Intaanan Siigada Bilaabin Wuxuu Ahaa Mid Aad U-Adag oon Kuqanacsanaa Markaa laga Yaabaa Inuu Sidiisii Hore iigu Soo Noqdo Xitaa Anoona Isnafaqayn Mise Waa Qasab Inaan Isnafaqeeyo. Jawaabta: Haddii siigada aad ka tagto way dhici kartaa inaad hesho awooddaadii hore, laakin ma awooddaa […]
Ninkayga qolka ma ila seexdo taas maxaa keeno

Su’aasha: scw bahda darur ninkayga qolka ma ila seexdo wuxuu ka helaa inuu qol kale seexdo wuxuu u imaana kaliya galmada markuu dhamaysto qolkiisa ayuu aadaa, anigana waxaan rabaa inuu iala hurdo taas maxaa keeno nimanka inaysan naagahooda hal qol aan la seexanin. Jawaabta: Dhaqanka wanaagsan ninka iyo xaaskiisa waxaa ka mid ah inuu hal […]
Waxaan ku riyoodaa hooyadey iyadoo i canaananaysa

Su’aasha: Asc bahda daruuro wad kumahadsantahiin inaad noofurteen qabatan su aalaha wll waxaan markasta igu soo noq noqota riyo hooyaday oo i canaan naysa mana jirto wax xumaano oo dhexdeena ka jira ani iyo hooyo waxaana ka mid ahay dadka ay isugu wanaagsan yahiin lkn waxaan ku riyoodaa iyadoo i canaananaysa wax ay igu cananayso […]
Gabar doob ayaan ahay maskaxdayda kama baxo fikirka galmada

Gabar doob ayaan ahay maskaxdayda kama baxo fikirka galmada Su’aasha: scw waxay ahay gabar aan wali guursan yarantayda ilaa iyo hada waxa i wareerinaya fikirka gamada heer waxaan gaaray innaan iska reebi waayo xataa markaan buug akhrisanayo waxaa maskaxda iga soo galo raaxada galmada waxay ugu dran tahay markaan seexanayo niyada waxaa isagaso galo anoo […]
