Qofka sinaysta ciqaab noocee adduunka lagu marsiinayaa

Qofka sinaysta ciqaab noocee adduunka lagu marsiinayaa

Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan, tusaale nin xaas qaba lkn hooyo ama gabadh walaal ah iyo la mida usan hayisanin ninkaasi hadi u gabadho kale oo ajnabi ah ka zinaysto iqaabtisa aduunka ma lagu ib’tileeni in isaga xaaskisa nin kale u ka zinayisto fah faahin iga siiya mahad sanid. Jawaabta: Qofkii zinayso […]

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan Su’aasha: A S C,qisada ninka saaxibkey waxay ku saab santahay wa isaga iyo gabadha xaaskisa u 12 sano qabo caruur’na u’dhashay weeyan, marka ninkan sxbkay aya qisadisa sidan igu waramay wuxu igu dhahay gabadha xaaskayiga intaan guur’san kahor mudo 2’ba bilood unbay […]

Waxaan ku riyooday wiil aan jeclahay oo asagana i jecel

Waxaan ku riyooday wiil aan jeclahy oo asagana i jecel

Su’aasha: Waxaan ku riyooday wiil aan jeclahy oo asagana i jecel lakin wax xariir ah nagama dhaxeeyaan oo gurigeena imaady lkn aanan la hadlin oo gabar iga yar ee leedahay wan kugu so wacaa markaa buu leeyahy maya ee iska daa sidaasna ku tagay pal ii fasira riyadaaz. Jawaabta: Riyada waxaa laga fahmayaa wiilkaas iyo […]

Naag ku riyootay iyadoo naag kale dhagta ka qaniintay

Naag ku riyootay iyadoo naag kale dhagta ka qaniintay

Su’aasha: Riyo naag kuriyotay ayado ladagashay naago badan ee mid kamida qanintay e dhag ka goysay nagihi soweraray ayeey dhag ka goysay weyna carartay cabsi darte. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa buuq inay gali doonto naagtaas, sidoo kale dad cadow ayay yeelanaysaa oo ay ka joojin doonto hadalkeeda, cadaawad ayaa dhex marayso sida riyada laga fahmayo.

Ninkayga filimada xunxun ayaan ka reebi la’ahay talo isiiya

Ninkayga filimada xunxun ayaan ka reebi la'ahay talo isiiya

Su’aasha: scw ninkayga wuxuu aad u fiirsadaa filimada xunxun wuxuna ka fiirsadaa mobeelkiisa mararka qaar sariirta asoo ila jiifo uu fiirsadaa si kaste waa ula hadlay xataa wuu ii dhaartay inuusan mar dambe u noqonaynin hadana wuu u noqday maxaan sameeyaa talo i siiya. Jawaabta: Filimada xunxun waxay ka mid yihiin fidnooyinka ugu daran oo […]

Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan

Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan

Riyada hilibka la shiilay oo caraf badan Su’aasha: scw waxan rabaa inaad ii fasirtaan riyada hilibka duban oo macaan badan oo aad usoo carfaayo Jawaabta: Riyada hilibka la shiilay waxay tilmaamaysaa arsaaq degdeg ah lacag fiican inay mar dhow kusoo galayso,waa riyo fiican, waxaa kaloo kusoo gaaraya war aad ku faraxdo oo bishaaro kuu xambaarsan, […]

Riyada qofka oo dhagta ka go’ayso

Riyada qofka oo dhagta ka go'ayso

Su’aasha: scw maxaa lagu fasiraa qofka haduu ku riyooda asoo hal dhag laga gooay? Jawaabta: Dhagta waxay astaan u tahay nasteexo qofkii ku riyoodo asoo dhegta laga gooyay wuxuu waaynayaa wax u nasteexeeyo, waxaa kaloo lagu fasiraa gooynta dhegta furiin, qofkii dhegta laga gooyo waxaa laga yaabaa inuu xaaskiisa furo.   Gabar riyo ku aragtay […]